• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Thursday, February 12, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Lifestyle

Daraasad: “Cunnada aabbaha qeyb weyn ayay ka tahay uur-qaadista”

admin by admin
May 27, 2023
in Lifestyle
0
0
SHARES
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Xigashada Sawirka, Getty Photographs

20 Maajo 2023

Haddii aad booqato baraha online-ka, mid ka mid ah mowduucyada ugu waaweyn eel aga hadlayo ayaa ah cuntooyinka la cuno si bathroom kordhiyo fursadda uur-qaadidda. Marka laga soo tago kaniiniyaasha fitamiinnada ee bathroom xayeysiiyo inay sare u qaadaan uur-qaadidda, waxaa sidoo kale jira cunnooyin gacan ka geysta uurka.

Marka laga soo tago dhammaanba fakradaha iyo suuq-geynta, waa maxay caddeynta rasmiga ah ee bathroom hayo in cunidda cunnooyinka qaar ay sare u qaadaan dhalmada ragga iyo haweenka?

Haddii aan ku billowno, marka ay timaaddo waxa gacan ka geysan kara uur caafimaad leh iyo ilmaha caloosha ku jira, nafaqooyinka qaar ayaa isbeddel sameeya – sida fitamiinka folic acid. Marka la qaato kahor iyo inta ay haweeneydu uurka leedahay, waxaa la ogaaday inuu gacan ka geysto ka hortagga dhibaatooyinka ku yimaado ilmaha uurka ku jira, oo qaarkood curyaamin kara.

Maaddaama dhibaatooyinkaas ay yimaadaan bilaha hore ee uurka, aalaaba kahor inta aysan haweeneydu ogaan inay uur leedahay, Xarunta Mareykanka ee Kahortagga Xakameynta Cudurrada ayaa kula talineysa dhammaanba haweenka ku jira da’da uur-qaadista inay maalin walba qaataan 400 (mcg) oo fitamiinkan folic acid ah..Cunnooyinka nafaqada leh sida boorashka in lala qaato fitamiinkan ayaa ugu sii fiican oo ka dhigaya mid waxtar leh.

Folic acid ayaa laga yaabaa inuu leeyahay faa’iido dheeraad ah: marka ay qaataan haweenka isku dayaya inay uur yeeshaan, wuxuu kordhin karaa fursadda uur-qaadista, inkastoo bathroom baahan yahay isku dayo badan oo arrintan lagu xaqiijiyo.

Ka warran cunnooyinka iyo fitamiinnada kale? Ma waxaa jira wax lagu magacaabo “cunnada uurka” taasoo sare u qaadeysa fursaddaada uur-qaadista?

Xigashada Sawirka, Getty Photographs

Daraasad lagu sameeyay lammaane maraya hannaanka ilmo isku beerista ee IVF ayaa lagu ogaaday in cunidda ragga ay cunaan hilibka, iyo gaar ahaan nooca hilibka, ayaa saameeyay natiijada.

Si looga jawaabo su’aashaas, waxaa fiican in la sharraxo sababaha ugu waaweyn ee dhalmo la’aan. Dalka Mareykanka kaddib sanad ay dadka qaar sameynayeen isku dayo, 15% lammaaneyaashan approach awoodi waayeen inay uur qaadaan. Waxaa jira sababo badan. Dhanka haweenka, ayaa laga yaabaa inaysan soo saari karin ugxan caafimaad leh, of {couples} are unable to conceive. There are a lot of potential causes. On the feminine facet, amaba ukuntu inaysan awoodin inay u gudubto minka – tusaale ahaan, sababo la xiriira tubooyinka oo xiran. Xitaa haddii ukuntu ay halkaasi tagto, waxaa laga yaabaa inaysan ku dhegin derbiyada minka, amaba haddii ay ku dhegto xitaa ay ku sii negaan weyso.

Dhanka ragga, tayada unugyada biyaha ayaa muhiim u ah dhalmada. Arrimo dhowr ah ayaa saameeya tayada biyaha, waxaa ka mid ah dhibaatooyinka deegaan sida wasakhowga hawada. Xitaa kaddib baaris badan, sababaha dhalmo la’aanta ayaan caddeyn mar walba: ilaa 15% kiisaska dhalmo la’aanta weli lama oga waxa sababay.

Inkastoo cunnooyin iyo fitamiinno gaar ah aysan degdeg wax uga tari Karin dhalmo la’aanta, khubarrada ayaa sheegaya in cuntadu ay door muhiim ah ka qaadan karto hannaanka isku dayidda uur qaadista.

Waxaa ugu muhiimsan in qofku cunnooyin nafaqo leh helo. Dhibaatooyinka nafaqo-darrada ayaa caqabad ku noqon karta caafimaadka hooyada isku dayeysa inay uur qaaddo.

Tusaalooyinka ugu wanaagsan ee arrintan bathroom soo qaadan karo ayaa ah waxyaabihii lagu ogaaday daraasad carruurta oo la sameeyay intii ay socotay waxa loogu yeero “Jiilaalkii Gaajada ee Holland” sanadkii 1944; macluul siddeed bilood taagneyd ayaa dhacday markii Naasiyiintu ay cunnada ka jareen dalka Netherlands dhammaadkii Dagaalkii Labaad ee Adduunka. Hooyooyinka uurka lahaa ayaa nafta ku ceshan jiray cunno aad u yar maalintii. Carruurtii markaa dhalatay ayaa waxaa la soo gudboonaadya dhibaatooyin badan, sida inay ka gaabnaadaan kana dhuubnaadaan kuwii ka horreeyay ama ka dambeeyay, iyo inay yeesheen madax yar, waxaana sidoo kale ku dhacay xanuunno qaarkood sababay in iyagoo da’yar ay dhintaan.

Kuwa heli kara cunno ku filan, weli waa muhiim inay qaataan nafaqo isku dheelli-tiran. Iyadoo marka laga hadlayo cunnooyinka nafaqada leh aalaaba diiradda la saaro dhalmada haweenka, waxaa jira wacyigelinno badan oo ku aaddan sida cuntadu ay sidoo kale u saameyso dhalmada ragga.

Daraasad laga sameeyay sanadkii 2015 lammaane marayya hannaanka ilmo isku beerista ayaa lagu ogaaday in cunidda ragga ee hilibka, gaar ahaanna nooca hilibkaas uu saameeyay natiijada, waxaana lagu qiimeeyay heerka bacriminta. Cunidda hilib badan oo kan digaagga ah ayaa saameyn wanaagsan ku yeeshay heerka bacriminta, halka cunidda hilibka la warshadeeyay (sida kan doofaarka iyo sausages) ay saameyn taban ku yeesheen. Ragga cunay hilib yar oo kan la warshadeeyay ah, ayaa 82% fursad u heystay in lammaanahooda ay uur yeelato, halka kuwa kalena ay heysteen fursad 54% ah.

Qoraalka sawirka,

Aalkoladu ma saameysaa dhalmada ragga?

Xitaa kadib uur-qaadista, cunnada aabbaha ayaa laga yaabaa inay si taban u saameyso ilmaha aan weli dhalan.

Daraasad ay horkacayeen baarayaasha Jaamacadda Queensland ee dalka Australia ayaa muujineysa in aabbayaasha ay saameyn joogto ah ku yeelanayaan mustaqbalka caafimaadka carruurtooda aan weli dhalan. Kooxda ayaa baaritaan ku sameysay xogta cunnada in ka badan 200 oo lammaane ah oo ku sugnaa isbitaalka dhalmada ee ugu weyn Australia, the Mater Moms’ Hospital oo ku yaalla Brisbane. Daraasadda ayaa lagu ogaaday in cunnada ragga ay si aad ah u saameysay si ka badan tan haweenka, waxayna saameyn ku yeelatay ilmaha soo koraya ee uurka ku jiray.

Daraasado kale ayaa soo jeediyay in miisaanka aabbaha uu saameyn ballaaran ku yeelan karo kan ilmaha.

“Caafimaadka ragga iyo nafaqada ee dhalmada waa mid la iska indho tiro, balse aad ayay muhiim u tahay,” ayay tiri Shelley Wilkinson, oo ku takhasustay cunnada kana mid ahayd qorayaasha daraasadda Jaamacadda Queensland haatanna ka shaqeysa Way of life Maternity, oo ah xarun caafimaad oo si gaar ah bathroom leeyahay oo ku taalla Australia.

Isbeddel muhiim ah ayaa ah kordhinta heerka dufanta ku jirta cunnada lammaaha – intiiba ay tahay dufanta bathroom baahan yahay. Dufanta caafimaadka leh waxaa laga helaa miraha sida looska, kuwa badarka, kalluunka nooca salmon, afokaadhada iyo saliid-saytuunka.

Si kastaba, dufanta la warshadeeyay sida kuwa laga helo margarine, doughnuts, cunnooyinka la dubay iyo kuwo kaleba, waxaa lala xiriiriyay dhalmo la’aanta.

Cunno qani ku ah khudradda iyo dhirta ayaa laga yaabaa inay faa’iido u leedahay lammaanaha. Baarayaasha Harvard Faculty of Public Well being ayaa qiimeeyay cunnada koox ka kooban 18,555 haween ah muddo siddeed sano ah, iyagoo isku dayaya inay uur qaadaan amaba uur yeeshay. Cunidda borotiinka dhirka laga helo sida misirta, beddelkii ay cuni lahaayeen kuwa xoolaha sida hilibka guduudan, ayaa lala xiriiriyay in in ka badan 50% ay hoos u dhigto khatarta dhalmo la’aanta.

Waxaan u baahannahay inaan ka caawinno haweenka iyo sido kale ragga inay sameeyaan isbeddello caafimaad leh. Haddii kale, kala bar dagaalka arrintaas lagula jiro ayaan lumineynaa – Shelley Wilkinson



Source_link

READ ALSO

Ohio spends tourism cash to draw new residents

This Millennial Ditched US For Bali With Zero Financial savings, Now Lives In Luxurious On $140K A Yr

Tags: aabbahaayayCunnadaDaraasadqeybtahayuurqaadistaweyn

Related Posts

Ohio spends tourism cash to draw new residents
Lifestyle

Ohio spends tourism cash to draw new residents

June 14, 2023
This Millennial Ditched US For Bali With Zero Financial savings, Now Lives In Luxurious On 0K A Yr
Lifestyle

This Millennial Ditched US For Bali With Zero Financial savings, Now Lives In Luxurious On $140K A Yr

June 14, 2023
African Union urges practically  million for its Somali power
Lifestyle

African Union urges practically $90 million for its Somali power

June 14, 2023
Fort Polk renamed Fort Johnson; honors sacrifice of Black World Conflict I hero
Lifestyle

Fort Polk renamed Fort Johnson; honors sacrifice of Black World Conflict I hero

June 14, 2023
Uganda seeks Shs1.3b to renovate embassy in US, Somalia
Lifestyle

Uganda seeks Shs1.3b to renovate embassy in US, Somalia

June 13, 2023
Why Hunter Biden’s dependancy battle should not be a political goal
Lifestyle

Why Hunter Biden’s dependancy battle should not be a political goal

June 13, 2023

POPULAR NEWS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

February 9, 2025
Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

December 2, 2025
2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

December 2, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • The Brink of a New Social Contract – Somalia’s Second of Reality – The Somalia Investor Journal
  • Markabka Shiinaha ee ku afduuban xeebaha Puntland iyo Kalluumeysiga Sharciga-darrada ah – Puntland Submit
  • Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama Closes Regional Somali Language Academy Convention in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.