• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Sunday, February 8, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Madaxweynaha Puntland oo ka horyimid Heshiiskii Madasha Wada Tashiga Qaran – Puntland Put up

admin by admin
May 30, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa ka horyimi go’aamadii ay gaareen madasha Wadatashiga Qaran ee Muqdisho, isagoo sheegay in ay halis galiyeen Soomaaliya, taas oo uu sheegay in ay arkayeen oo ay ka digeen.

“Puntland qayb kama ahayn, mana qusayso warkii dhawaan soo baxay, kuwii hore waxaan uga baaqsanay oo aan u saxiixi waynay waxaan arkaynay meel qaldan in bathroom wado dalka, Haddii la rabo xasilooni la’aanta Soomaaliya in la xaliyo waa in Somaliland ay timaado miiska, oo xalka wadajir bathroom raadiyo, hadii la kala maqanyahay weligeen wax mira dhal ah soo bixi-maayaan”

“Qaab-dhismeedka dawlada ee hadda laga hadlayo waa arin khatar ah, bulshadaan 60ka sano xorta ah, waxaa jirtay oo mudo haystay fahan-daro ah habka bathroom qaybinayo ama loogu dhaqmayo awoodaha dawladnimada, Puntland waa ka digaysaa waxkasta oo khatar ah, 1991 shirkii ka qabsoomay jabuuti, ilaa kii u danbeeyay Embegaati, waxaa lagu heshiiyay nidaam Parliamnetry ah oo leh Madaxweyne iyo raysal-wasaarw, barnaamij ilaa waqtigaas lagu soo dhaqmayay ma dhacayso in dhawr qof ay habeen madaw bedelaan, wixii lagu heshiiyo ayaa shardi ah hadana sabab bathroom bedelo ma muuqato”

Ififaalaha uu madaxweynuhu u dhaqmayo waan arkaynay, awalna wuu baabi’iyay xafiiska awood qaybsigga ee raysal-wasaaraha oo awoodihiisii buu qaatay, hadana si bareer ah buuba u yiri maba jiro, Waxaa jira Baarlamaan 2 Aqal ah, oo waxaa bathroom sameeyay oo bathroom adkeeynayay baarlamaankaas in 2 qof say doonaan aysan ka yeelin dalka, Anigu shirkii u danbeeyay ee aan taggay waxaa naloo keenay dastuurkii oo sidii la rabo bathroom bedellay, waana diidnay.

Dastuurka Puntland waxa uu na farayaa in aan si gaar ah u dhaqano inta dawlad Soomaaliyeed oo miyir qabta laga helayo, Puntland-na qayb kama aha arimahaas, gudigii wada-xaajoodka Puntlnad iyo DFS dhawaan approach hadlayaan, oo bulshada Puntland wada-tashi bay la yeelanayaan. Dawlada Puntland waxay u taagantahay midnimada.”

PUNTLAND POST

Source_link

READ ALSO

Somalia suspends parliament periods following chamber chaos

Police deployed inside Somalia’s parliament amid structure standoff

Tags: HeshiiskiihoryimidMadashaMadaxweynahaPostPuntlandQaranTashigaWada

Related Posts

Somalia suspends parliament periods following chamber chaos
Latest News

Somalia suspends parliament periods following chamber chaos

February 8, 2026
Police deployed inside Somalia’s parliament amid structure standoff
Latest News

Police deployed inside Somalia’s parliament amid structure standoff

February 7, 2026
Miami college students all abuzz about their unbeaten basketball workforce
Latest News

Miami college students all abuzz about their unbeaten basketball workforce

February 7, 2026
Franjo von Allmen wins first gold medal of Milan Cortina Video games
Latest News

Franjo von Allmen wins first gold medal of Milan Cortina Video games

February 7, 2026
Buuq iyo sawaxan ka taagan xarunta baarlamaanka federaalka – Puntland Put up
Latest News

Buuq iyo sawaxan ka taagan xarunta baarlamaanka federaalka – Puntland Put up

February 7, 2026
Somalia expresses deep solidarity with the individuals of Pakistan within the explosion that killed 31 and injured extra individuals – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somalia expresses deep solidarity with the individuals of Pakistan within the explosion that killed 31 and injured extra individuals – Somali Nationwide Information Company

February 7, 2026

POPULAR NEWS

Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

December 2, 2025
2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

December 2, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somalia’s Ambassador to China Highlights Progress and Cooperation at eleventh World Peace Discussion board – Somali Nationwide Information Company

Somalia’s Ambassador to China Highlights Progress and Cooperation at eleventh World Peace Discussion board – Somali Nationwide Information Company

July 3, 2023
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Somalia suspends parliament periods following chamber chaos
  • Police deployed inside Somalia’s parliament amid structure standoff
  • Miami college students all abuzz about their unbeaten basketball workforce
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.