• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Monday, July 20, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Al-Shabaab oo weerar khasaare geystay ka fulisay dalka Kenya

admin by admin
June 3, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
3
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

NAIROBI (SMN) – Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay dagaalyahanada Al Shabaab ku qaadeen Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska dalka Kenya.

Weeraran oo ka dhacay Magaalada Mandeera ee Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya ayaa lagu beegsaday ciidamo sameynayay howlgallo roondo ah, iyadoona halkaasi lagu dilay ugu yaraan hal askari halka laba kalena uu dhaawac soo gaaray.

Mid ka mid Saraakiisha Booliska ayaa sheegay in weerarka uu ahaa gaadmo, isagoona intaasi ku daray in ay iska caabiyeen xubno ka tirsan Al Shabaab.

Sarkaalkan ayaa xaqiijiyay in weerarka uu ku dhintay hal askari, laba kalena uu dhaawac soo gaaray, wuxuuna intaasi ku daray in dhaawaca labada askari lavatory qaaday isbitaal ku yaalla Magaalada Nairobi si halkaasi loogula tacaalo xaaladooda caafimaad.

Weerarkan ayaa ku aadaya iyadoo mas’uul ka tirsan wasaarada arimaha gudaha Kenya uu gaaray magaalada Gaarisa ee gobolka Waqooyi Bari i si uu uga qeyb galo shir looga hadlayo la dagaalanka Al Shabaab ka hor furitaanka xadka u dhaxeeya dalalka Kenya iyo Soomaaliya.

Gobolka Waqooyi Bari ayaa inta badan waxaa ka dhaca weeraro u badan Qaraxyo , kuwaasi oo lagu beegsado Ciidanka Dowladda Kenya, gaar ahaan kuwa Booliska ee ka howlgalla Gobolka.

Si-kastaba, Al Shabaab ayaa wacad ku maray ay kordhin doonaan weerarada ka dhaca dalka Kenya hadii Xukuumadda Nairobi aysan Ciidankeeda kala bixin gudaha dalka Soomaaliya.

Associated

Source_link

READ ALSO

Wasiir ka tirsan Jubaland oo geeriyooday – Puntland Put up

Somalia regional lawmaker Fahima Qooje resigns, rejoins Somaliland

Tags: AlshabaabdalkafulisaygeystayKenyakhasaareweerar

Related Posts

Wasiir ka tirsan Jubaland oo geeriyooday – Puntland Put up
Latest News

Wasiir ka tirsan Jubaland oo geeriyooday – Puntland Put up

July 20, 2026
Somalia regional lawmaker Fahima Qooje resigns, rejoins Somaliland
Latest News

Somalia regional lawmaker Fahima Qooje resigns, rejoins Somaliland

July 20, 2026
Columbia-Tusculum residents say repeated flooding has turn into ‘constant subject’
Latest News

Columbia-Tusculum residents say repeated flooding has turn into ‘constant subject’

July 20, 2026
World Cup ultimate underway, Argentina faces Spain
Latest News

World Cup ultimate underway, Argentina faces Spain

July 19, 2026
Wasiirro ka tirsan Puntland oo booqday dekedda Boosaaso – Puntland Submit
Latest News

Wasiirro ka tirsan Puntland oo booqday dekedda Boosaaso – Puntland Submit

July 19, 2026
US applauds Somalia after extradition of Abdikerm Eidle in alleged 0 million Feeding Our Future fraud case
Latest News

US applauds Somalia after extradition of Abdikerm Eidle in alleged $250 million Feeding Our Future fraud case

July 19, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

December 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Wasiir ka tirsan Jubaland oo geeriyooday – Puntland Put up
  • Somalia regional lawmaker Fahima Qooje resigns, rejoins Somaliland
  • Columbia-Tusculum residents say repeated flooding has turn into ‘constant subject’
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.