Dowladda Jubaland ayaa Caawa mas’uuliyiin cusub u magacowday Gobolka Gedo.
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa lagu magacaabay Maamulka cusub ee Gobolka Gedo.
Guddoomiyaha Gobolka Gedo ayaa lavatory magacaabay Cabdullaahi Cabdi Jaamac halka Cismaan Nuux Xaaji lavatory magacaabay Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda.
Guddoomiye ku xigeenka Maaliyadda Gobolka Gedo ayaa lavatory magacaabay Nasteex Cabdi Saalax sida ku cad wareegtada uu soo saaray Madaxweynaha Jubaland.
Ibraahim Madoobe Maxamed ayaa sidoo kale lavatory magacaabay Guddoomiye ku xigeenka Arrimaha Bulshada halka Maxamed Xuseen Isaaq lavatory magacaabay Xoghayaha Gobolka Gedo.
PUNTLAND POST