• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Tuesday, June 16, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Puntland oo taageertay Go’aankii Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ka soo saaray dagaalka Laascaanood – Puntland Put up

admin by admin
June 14, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
3
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Dowladda Puntland ayaa soo dhaweysay Go’aankii ka soo baxay Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ee ahaa in Somaliland Maleeshiyaadka kala baxdo Gobolka Sool islamarkaana kor bathroom qaado Gargaarka bathroom fidinayo Shacabka Laascaanood ee uu saameeyay Weerarkii Somaliland ku soo qaaday Laascaanood.

Golaha Ammaanka ayaa dhawaan walaac ka muujiyey colaadda ka taagan magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool, kaas oo sababay dhimashada iyo dhaawaca ee dadka rayidka sidoo kalena ay ku bara-kaceen in ka badan 150,000 qof. 

Xubnaha Golaha Ammaanka ayaa ku baaqay in Ciidamad Somaliland si degdeg ah looga saaro goobaha lagu dagaalamay, kuna boorriyay dhammaan dhinacyada in ay isxakameeyaan, kana fogaadaan ficillada daandaansiga iyo waxyaabaha kicin kara iyo hadallada hurinaya colaadda si xaaladda dagaalka bathroom joojiyo.

Xubnaha Golaha Ammaanka ayaa dhammaan dhinacyada xasuusiyey waajibaadka ka saaran xeerka caalamiga ah, ee uu ka mid yahay Xeerka Caalamiga ee Bani’aadannimada ee xaaladahan oo kale quseeya. Waxayna dhammaan dhinacyada ku boorriyeen inay la xisaabtamaan kuwa mas’uulka ka ah xadgudubyada Xeerka Caalamiga ee Bani’aadannimada iyo xadgudubyada iyo tacadiyada xuquuqda aadanaha.

PUNTLAND POST

READ ALSO

Somaliland president lays wreath at tomb of Zionism’s founder throughout Israel go to

Third suspect in Newport taking pictures arrested after over a month, jail data present

Source_link

Tags: AmmaankadagaalkaGoaankiiGolahaLaascaanoodMidoobayPostPuntlandQaramadasaaraysootaageertay

Related Posts

Somaliland president lays wreath at tomb of Zionism’s founder throughout Israel go to
Latest News

Somaliland president lays wreath at tomb of Zionism’s founder throughout Israel go to

June 16, 2026
Third suspect in Newport taking pictures arrested after over a month, jail data present
Latest News

Third suspect in Newport taking pictures arrested after over a month, jail data present

June 15, 2026
Group behind report alleging racial bias in Cincinnati police stops speaks on findings
Latest News

Group behind report alleging racial bias in Cincinnati police stops speaks on findings

June 15, 2026
Madaxweyne Deni oo diiday in ay su’aalo weydiiyaan xildhibaanada Puntland – Puntland Publish
Latest News

Madaxweyne Deni oo diiday in ay su’aalo weydiiyaan xildhibaanada Puntland – Puntland Publish

June 15, 2026
UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga
Latest News

UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga

June 15, 2026
Omar Artan given hero’s welcome in Somalia after referee’s US entry blocked | World Cup 2026
Latest News

Omar Artan given hero’s welcome in Somalia after referee’s US entry blocked | World Cup 2026

June 15, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

December 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Somaliland president lays wreath at tomb of Zionism’s founder throughout Israel go to
  • Third suspect in Newport taking pictures arrested after over a month, jail data present
  • Group behind report alleging racial bias in Cincinnati police stops speaks on findings
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.