• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Friday, August 7, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Mareykanka oo ballan-qaad culus u sameeyay dowladda Soomaaliya

admin by admin
June 15, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

MUQDISHO (SMN) – Taliyaha Mareykanka ee qaarada Afrika, Michael Langley, oo maalmihii ugu dambeeyay booqasho ku joogay dalka Soomaaliya, ayaa kulamo kala duwan la yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Taliye Michael Langley ayaa sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wasiirka Gaashaandhigga C/qaadir Maxamed Nuur uu kala hadlay arrimo khuseeya howlgallada la qorsheynayo in ay billowdaan iyo dagaalka lagula jiro Al Shabaab.

Michael Langley ayaa sidoo kale kulamo la xiriira dagaalka Al Shabaab la yeeshay hoggaanka howlgalka ATMIS iyo mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Mareykanka oo ku sugan dalka Soomaaliya.

Wuxuu Taliyaha booqasho ku tegay Xerada Balidoogle ee Gobolka Sh.Hoose, halkaasi oo lagu tabbabaro Ciidanka sida gaarka ah u tabbaran ee Danab, waxaana saraakiisha Ciidanka Xoogga iyo kuwa Mareykanka uu kala hadlay sidii la isgaa kaashan lahaa dagaalka Al Shabaab.

Sidoo kale, Taliyaha iyo wafdi la socday ayaa gaaray Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubadda Hoose, halkaasi oo wada-hadal ay kula yeesheen Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Madoobe.

Waxyaabaha labada mas’uul ay ka wada hadleen waxaa ka mid ahaa dagaalka Al Shabaab iyo doorka Mareykanka ee ku aadan howlgallada dhowaan billaaban doona.

Howlgallada wajiga labaad ayaa sida la sheegay waxaa xooggooda laga sameyn doonaa degaano dhaca Gobollada Jubbooyinka, halkaasi oo weli ay ku xooggan yihiin Ururka Al Shabaab.

Ilo wareedyo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa sheegaya in Mareykanka uu qorsheynayo in saldhig ciidan uu ka sameysto duleedka Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubadda Hoose, si halkaasi ay u noqoto xarun looga duulo Al Shabaab.

Si-kastaba, Mareykanka ayaa ka mid ah Dowladdaha sida dhow u caawiya Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo xusid mudan in Xukuumadda Washington ay hub ugu deeqday Dowladda Federaalka ka hor inta uusan billaaban howlgalka wajiga koowaad, waxaana Mareykanka uu sidoo kale Ciidanka Xoogga Dalka caawinayaa weerarada dhanka cirka ee lagu beegsado Ururka Al Shabaab.

Associated

Source_link

READ ALSO

Houthi assault wounds 11 civilians in southern Saudi Arabia as Riyadh warns of wider regional risk

ACLU assured it might defeat Trump’s newest birthright citizenship orders

Tags: ballanqaadculusdowladdaMareykankasameeyaySoomaaliya

Related Posts

Houthi assault wounds 11 civilians in southern Saudi Arabia as Riyadh warns of wider regional risk
Latest News

Houthi assault wounds 11 civilians in southern Saudi Arabia as Riyadh warns of wider regional risk

August 7, 2026
ACLU assured it might defeat Trump’s newest birthright citizenship orders
Latest News

ACLU assured it might defeat Trump’s newest birthright citizenship orders

August 7, 2026
Thailand faculty capturing: At the very least 7 lifeless at highschool and residential
Latest News

Thailand faculty capturing: At the very least 7 lifeless at highschool and residential

August 7, 2026
Puntland oo la wareegtay xeradii PSF ee Boosaaso – Puntland Submit
Latest News

Puntland oo la wareegtay xeradii PSF ee Boosaaso – Puntland Submit

August 7, 2026
Somali Cupboard Approves Third-Technology E-Passport Plan, Critiques Safety and Financial Developments
Latest News

Somali Cupboard Approves Third-Technology E-Passport Plan, Critiques Safety and Financial Developments

August 7, 2026
Police establish human skeletal stays present in West Worth Hill
Latest News

Police establish human skeletal stays present in West Worth Hill

August 7, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

December 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Houthi assault wounds 11 civilians in southern Saudi Arabia as Riyadh warns of wider regional risk
  • ACLU assured it might defeat Trump’s newest birthright citizenship orders
  • Thailand faculty capturing: At the very least 7 lifeless at highschool and residential
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.