• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Wednesday, September 9, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Guddoomiyaha SODMA oo gaaray Garoowe

admin by admin
June 19, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
4
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter






Wafdi uu hogaaminayey Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa maanta Gaaray Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland,iyadoo halkaas ay ku soodhaweeyeen Wasiiro iyo masuuliyiin katirsan Maamulkaas.

 

Wafdigaan waxaa qeybka ah Masuuliyiin katirsan Hay’adda King salmaan ee Boqortooyada Sacuudiga,iyo Masuuliyiin kale oo SoDMA katirsan.

Ujeedka wafdiga Guddoomiyaha ayaa ah ukuur galida xaalada bini’aadanimo ee ka jirta xiroyinka barakacyaasha garoowe oo ay ku jiraan boqolaal barakacyaal ah oo ka soo barakacay Laascaanood, u kuurgalida xaladaha nololeed ee bini’aadanimo ee ka jira deeganada puntland oo ay ku suganyihiin boqolaal dad ah oo sameen ku yeelatay abaartii dalka ku dhufutay.

Wasiirka wasaarada gargaarka maamulka puntland Abdullaahi Abdi Hirsi ayaa wafdigaan ku soodhaweeyey puntland.

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa kawarbixiyey ujeedka socdaalkiisa garoowe.

Madax qeybta africa ee hay’adda King salmaan mr Yasiid xamuud qeybna ka ahaa wafdiga Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta ayaa sheegay sidan.

Maahan markii ugu horeysay ee puntland uu yimaado Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka, isaga oo ay xusid mudantahay in hore garoowe u keenay shixnado gargaar ah oo loogu talagalay shacabka ku barakacay dagaalada ka socda lascaanood.

Associated



READ ALSO

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania




Earlier articleSomali president appoints new military chief




Source_link

Tags: gaarayGarooweGuddoomiyahaSODMA

Related Posts

Latest News

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta

September 8, 2026
Latest News

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania

August 27, 2026
Latest News

Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay

August 23, 2026
Latest News

Maxaa looga hadlay Shirka Gollaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya?

August 21, 2026
Latest News

Midowga Culimada Soomaaliyeed oo Dowladda Ugu Baaqay Joojinta Duminta Guryaha iyo Dhulalka

August 20, 2026
Latest News

Wasiirka Gaashaandhigga oo kormeeray ciidanka Danab ee Gaalkacyo

August 18, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

December 2, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta
  • Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania
  • Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.