• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Monday, July 13, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Villa Soomaaliya shir kula leh Sheekh Shariif

admin by admin
June 19, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
4
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

MUQDISHO (SMN) – Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynihii hore Mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa kulan uga socdaa madaxtooyada Villa Soomaaliya.

Kulankan ayaa dabo socda kulamo Madaxweynuhu muddadaan la yeelanayay qaybaha kala duwan ee bulshada, kuwaasoo ujeedadoodu tahay sidii xal loogu heli lahaa caqabadaha siyaasadeed ee ka taagan dalka.

Sheekh Shariif ayaa ka mid ahaa siyaasiyiin horay usoo saaray qoraal xambaarsan aragtidooda ku aaddan heshiiski ay wada gaareen MWQ.

Madaxweynihii hore Mudane Shariif Sh Ahmed ayaa la filayaa inuu kala hadli doono Madaxweynaha Dalka Mudane Xasan Sheekh Maxamuud arrimaha dastuurka, hannaanka doorashooyinka, muddo kororsiga, xiriirka dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada, arrimaha la dagaallanka argagixisada, arrinta Gedo, colaadda Laascaanood iyo colaadaha kasoo cusboonaaday qaybo ka mida gobollada dalka.

Associated

READ ALSO

Muxuu ku soo dhammaaday kulankii dowladda iyo ganacsatada ee Boosaaso? – Puntland Submit

Wasiirrada Soomaaliya iyo Türkiye oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga arrimaha qoyska iyo haweenka

Earlier articleSawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay ra’iisul wasaare Xamza?

Source_link

Tags: kulalehMadaxweyneShariifSheekhshirSoomaaliyaVillaXasan

Related Posts

Muxuu ku soo dhammaaday kulankii dowladda iyo ganacsatada ee Boosaaso? – Puntland Submit
Latest News

Muxuu ku soo dhammaaday kulankii dowladda iyo ganacsatada ee Boosaaso? – Puntland Submit

July 13, 2026
Wasiirrada Soomaaliya iyo Türkiye oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga arrimaha qoyska iyo haweenka
Latest News

Wasiirrada Soomaaliya iyo Türkiye oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga arrimaha qoyska iyo haweenka

July 13, 2026
The Guardian view on Trump and Tehran: everybody loses when the US and Iran overplay their fingers | Editorial
Latest News

The Guardian view on Trump and Tehran: everybody loses when the US and Iran overplay their fingers | Editorial

July 12, 2026
U.S. embassy in Mogadishu says American flag desecration by Somali safety forces harms U.S.-Somalia relations
Latest News

U.S. embassy in Mogadishu says American flag desecration by Somali safety forces harms U.S.-Somalia relations

July 12, 2026
Lindsey Graham’s loss of life will shake Senate, November election. This is what’s subsequent
Latest News

Lindsey Graham’s loss of life will shake Senate, November election. This is what’s subsequent

July 12, 2026
Who will change Lindsey Graham? How vacancies are crammed in U.S. Senate
Latest News

Who will change Lindsey Graham? How vacancies are crammed in U.S. Senate

July 12, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

December 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Muxuu ku soo dhammaaday kulankii dowladda iyo ganacsatada ee Boosaaso? – Puntland Submit
  • Wasiirrada Soomaaliya iyo Türkiye oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga arrimaha qoyska iyo haweenka
  • The Guardian view on Trump and Tehran: everybody loses when the US and Iran overplay their fingers | Editorial
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.