Gen. Ibraahim Sheekh Muxyadiin Caddoow ayaa bathroom magacaabay taliyaha cusub ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay xafiiska Ra’iisul wasaraaha Soomaaliya.
Qoraalka oo lasoo dhigay bogga fb ayaa lagu yiri “Golaha Wasiirrada ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magacaabista Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo bathroom magacaabay Normal Ibraahim Sheekh Muxyadiin Caddoow.”
Jeneraal Ibraahim ayaa beddelaya Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage oo xilka soo hayey muddo afar sano ah, isaga oo la magacaabay 2019-kii.
Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa horey u soo qabtay xilal ciidan oo kala duwan, oo ay ka mid yihiin Taliyaha Guutada 60-aad Ilaalada Madaxtooyadda Soomaaliya.
PUNTLAND POST