• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Thursday, February 12, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Kenya oo battle kasoo saartay weerarada Al-Shabaab ee ku soo kordhaya dalkaasi

admin by admin
June 23, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Solicitor basic and Chairperson witness Safety Advisory board Shadrack Mose, Principal Administrative Secretary Inside Ann Ngetich and Witness Safety Director Jedidah Waruhiu in the course of the launch of Witness Safety Company strategic plan at Safari Park Lodge on June 22, 2023
Picture: WINNIE WANJIKU

NAIROBI (SMN) – Xoghayaha wasaaradda arrimaha gudaha Kenya Anne Nigetichi ayaa hoos u dhigtay cabsida laga qabo in dib bathroom furo xuduuda Soomaaliya ay weeraro ay geystaan dagaalyahanada Al-Shabaab.

 

Waxay sheegtay in weeraradii ugu dambeeyay ee bathroom adeegsaday Walxaha Qarxa aan lala xiriirin karin dib u furista baraha xudduudaha ee xirnaa in ka badan toban sano.

“Kororka weerarrada waa arrin walaac nagu haysa laakiin ma dhihi karo sababta waa dib u furista baraha xuduudaha,” ayay tiri.

Labadii toddobaad ee la soo dhaafay, in ka badan 20 sarkaal ayaa lagu dilay weerarro Al Shabaab ku qaadey degaannada ku dhaw Gaarisa iyo Lamu.

Ayada oo la hadleysay The Star ayay Anne xaqiijisay in dowladdu ay sare u qaadi doonto ammaanka si bathroom xakameeyo weerarada joogtada noqday, iyadoo ka codsatay dadka deegaanka inay la wadaagaan xog kasta oo waxtar u leh hay’adaha amniga.

Kenya iyo Soomaaliya ayaa ku heshiiyey in dib bathroom furo saddex goobood oo xadka laga galo si bathroom kordhiyo ganacsiga iyo isu socodka dadka, lagana hortago khataraha amni darro.

Xiritaanka xuduudaha u dhaxeeya Kenya iyo Soomaaliya ayaa soo billowday sanadkii 2011-kii, waxaana xirtay maamulkii madaxweynihii hore ee dalkaas Mwai Kibaki, kaddib markii ay soo bateen weerarro kaga yimaada Al-shabaab.

Wasiirka Gaashaandhigga Aadan Ducaale ayaa sheegay in dowladdu ay casriyeynayso ciidamada difaaca ee KDF iyo booliiska si bathroom soo afjaro weerarrada Al-shabaab ee gudaha dalka iyo Soomaaliya.

Intaa waxaa dheer, dowladdu waxay iibsan doontaa qalab casri ah saddexda bilood ee soo socota si ay uga caawiyaan booliiska iyo ciidamada KDF la dagaalanka maleeshiyada.

Associated



Source_link

READ ALSO

The Brink of a New Social Contract – Somalia’s Second of Reality – The Somalia Investor Journal

Markabka Shiinaha ee ku afduuban xeebaha Puntland iyo Kalluumeysiga Sharciga-darrada ah – Puntland Submit

Tags: AlshabaabdalkaasikasooKenyakordhayasaartaysooWarweerarada

Related Posts

The Brink of a New Social Contract – Somalia’s Second of Reality – The Somalia Investor Journal
Latest News

The Brink of a New Social Contract – Somalia’s Second of Reality – The Somalia Investor Journal

February 12, 2026
Markabka Shiinaha ee ku afduuban xeebaha Puntland iyo Kalluumeysiga Sharciga-darrada ah – Puntland Submit
Latest News

Markabka Shiinaha ee ku afduuban xeebaha Puntland iyo Kalluumeysiga Sharciga-darrada ah – Puntland Submit

February 12, 2026
Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama Closes Regional Somali Language Academy Convention in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama Closes Regional Somali Language Academy Convention in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company

February 12, 2026
Latest News

Madaxweyne Xasan sheekh oo shacabka Soomaaliyeed ugu hanbalyeeyey guusha Kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika

February 12, 2026
US Senate raises concern over Somaliland’s alleged function in UAE-linked RSF provide routes
Latest News

US Senate raises concern over Somaliland’s alleged function in UAE-linked RSF provide routes

February 12, 2026
Florence {Hardware} transforms into Hope Ministries serving 1000’s
Latest News

Florence {Hardware} transforms into Hope Ministries serving 1000’s

February 11, 2026

POPULAR NEWS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

February 9, 2025
Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

December 2, 2025
2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

December 2, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • The Brink of a New Social Contract – Somalia’s Second of Reality – The Somalia Investor Journal
  • Markabka Shiinaha ee ku afduuban xeebaha Puntland iyo Kalluumeysiga Sharciga-darrada ah – Puntland Submit
  • Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama Closes Regional Somali Language Academy Convention in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.