• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, September 12, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Madaxweynaha Kenya oo saxiixay Sharci Canshuurta ku kordhinaya Shacabka – Puntland Submit

admin by admin
June 26, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa maanta saxiixay sharci canshuurta ku kordhinaya badeecado kala duwan ee dalkaas.

Madaxweyne Ruto ayaa iska dhego tiray dhalleeceyn ku saabsan in uu xaaladda ku sii adkeynayo shacabka Kenya ee wajahaya dhibaatooyinka dhaqaale.

Sharcigan cusub ee canshuuraha ayaa waxaa toddobaadkii tegay saxiixay baarlamanka, wuxuuna laba laabayaa canshuurta shidaalka, oo uu ka dhigayaa 16 boqolkiiba.

“Madaxweyne Ruto wuxuu ansixiyey sharciga maaliyadda. Wuxuu ku saxiixay madaxtooyada,” ayaa lagu yiri qoraal ay soo saartay dowladda Kenya.

Ruto oo xafiiska la wareegay bishii September kadib doorasho si xooggan loogu loolamay ayaa isku dayaya inuu buuxiyo qasnadaha dowladda ee maran, islamarkaana dib u hagaajiyo dhaqaalaha waddanka.

Dowladda Kenya ayaa daymo badan lagu leeyahay, kuwaas oo uu madaxeeynaha cusub ka dhaxlay madaxweynihii ka horreeyey Uhuru Kenyatta.

Kenya ayaa waxaa hadda lagu leeyahay dayn gaaraysa $70 bilyan, taasi oo u dhiganta 67 boqolkiiba wax soo saarka guud ee dalka (GDP).

Sharciga cusub — oo la filayo inuu soo kordhiyo in ka badan $2.1 bilyan oo dakhli cusub ah — ayaa canshuurta ku kordhin doona badeecado iyo adeegyo ay ka mid yihiin cuntada iyo adeegga lacagta la isugu diro mobile-ka.

Dadka bishii uu soo galo dakhli dhan 500,000 shilling ($3,600) ayaa bixin doona 32.5 boqolkiiba oo ah canshuurta dakhliga.

Sidoo kale kuwa sameeya 800,000 shilling ($5,700) ay bixin doonaan 35 boqolkiiba, halka markii hore ay bixin jireen 30 boqolkiiba.

Waxaa sidoo kale la saddex jibaaray canshuurta ganacsiyada yaryar oo laga dhigay saddex boqolkiiba.

Canshuur cusub oo ah shan boqolkiiba ayaa la saaray dadka dakhliga ka sameeya muuqaallada baraha bulshada sida Fb iyo YouTube.

Mucaaradka Kenya ee uu hoggaamiyo Raila Odinga ayaa ku hanjabay dibad-baxyo cusub oo ka dhan ah canshuurta cusub.

PUNTLAND POST





Source_link

READ ALSO

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania

Tags: CanshuurtaKenyakordhinayaMadaxweynahaPostPuntlandsaxiixayShacabkaSharci

Related Posts

Latest News

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta

September 8, 2026
Latest News

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania

August 27, 2026
Latest News

Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay

August 23, 2026
Latest News

Maxaa looga hadlay Shirka Gollaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya?

August 21, 2026
Latest News

Midowga Culimada Soomaaliyeed oo Dowladda Ugu Baaqay Joojinta Duminta Guryaha iyo Dhulalka

August 20, 2026
Latest News

Wasiirka Gaashaandhigga oo kormeeray ciidanka Danab ee Gaalkacyo

August 18, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

December 2, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta
  • Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania
  • Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.