• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Friday, July 17, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Madaxweynaha JFS oo ubax dhigay Taalada Daljirka Daahsoon + Sawirro

admin by admin
July 1, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

MUQDISHO (SMN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo maamuusaya halyeeyadii Soomaaliyeed ee naftooda u huray ka mira-dhalinta halgankii xornimada dalkeenna iyo difaaca qaranka ayaa ubax dhigay Taalada Daljirka Daahsoon.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan ciidamada Qalabka Sida ayaa tilmaamay qiimaha ay inaga mudan yihiin wayneynta geesiyaashii u soo halgamay Xorriyadda Qarannimadeenna iyo kuwa hadda ku sugan jiida hore ee furumaha dagaalka si ayAl shabaab uga saaraan guud ahaan dalka.

Sidoo kale madaxweynaha ayaa xalay ka qeyb-galay munaasabadda Calan-saarka sannad guurada 63-aad ee ka soo wareegtay markii ay xoroobeen Gobollada Koonfureed ee dalka iyo midnimadii labada Gobol ee Waqooyi iyo Koonfur.

Cutubyo ka tirsan ciidamada Xoogga dalka soomaaliyeed ayaa calanka Jamhuuriyadda saaray abaaro 12-kii saq-dhexe oo ku beegan 63 sano ka hor isla waqtigii calanka la suray magaalada Muqdisho, 1-dii Bishii Luuliyo 1960-kii.

Xarunta madaxtooyada ayaa lagu qabtay munaasabadan oo u dhacday si waafaqsan habmaamuuska habeenkii xornimada iyo midnimada ee 1-da Luulyo 1960-kii.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

Associated

READ ALSO

US strikes bridges and collapses a tower at a key port as its Iran marketing campaign expands

Gen. Jimcaale oo yimid Garoowe – Puntland Publish

Earlier articleFaahfaahino kasoo baxaya qarax ka dhacay Shabeelaha Dhexe + Khasaaraha

Source_link

Tags: DaahsoonDaljirkadhigayJFSMadaxweynahaSawirroTaaladaubax

Related Posts

US strikes bridges and collapses a tower at a key port as its Iran marketing campaign expands
Latest News

US strikes bridges and collapses a tower at a key port as its Iran marketing campaign expands

July 17, 2026
Gen. Jimcaale oo yimid Garoowe – Puntland Publish
Latest News

Gen. Jimcaale oo yimid Garoowe – Puntland Publish

July 17, 2026
Heavy combating erupts in Baidoa after forces loyal to Laftagaren assault Somali military positions
Latest News

Heavy combating erupts in Baidoa after forces loyal to Laftagaren assault Somali military positions

July 16, 2026
Ohio Problem Balloon Competition returns to Middletown
Latest News

Ohio Problem Balloon Competition returns to Middletown

July 16, 2026
3 useless, 2 hospitalized after ‘suspected carbon monoxide poisoning’ in Ohio
Latest News

3 useless, 2 hospitalized after ‘suspected carbon monoxide poisoning’ in Ohio

July 16, 2026
Nin ku eedeysan dilka taliye Guuleed oo la qabtay – Puntland Publish
Latest News

Nin ku eedeysan dilka taliye Guuleed oo la qabtay – Puntland Publish

July 16, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

December 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • US strikes bridges and collapses a tower at a key port as its Iran marketing campaign expands
  • Gen. Jimcaale oo yimid Garoowe – Puntland Publish
  • Heavy combating erupts in Baidoa after forces loyal to Laftagaren assault Somali military positions
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.