• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Tuesday, March 10, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Villa Somalia oo dadaal xooggan gelinaysa in ay wada-hadal la furto xukuumadda Puntland – Puntland Put up

admin by admin
July 1, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
4
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dadaal xooggan ku bixinaysa in ay si deg deg ah wada-hadal ula furto xukuumadda Puntland, sida ay noo xaqiijiyeen dad lagu kalsoon yahay warkooda.

Villa Somalia ayaa si weyn uga walaacsan hadal dhawaan ka soo yeeray wasiirka Maaliyadda Puntland, kaas oo ahaa in la hakiyo hannaanka deyn cafinta dalka, inta laga heshiinayo khilaafaadka siyaasadeed.

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’iisul wasaare Xamse oo ka walaacsan hadalka wasiir Dhabancad ayaa bilaabay in ay xiriir la sameeyaan dhinacyo kala duwan oo saamayn ku leh siyaasadda Puntland, si ay ugu kala dab-qaadan Puntland iyo Villa Somalia.

Madaxda dowladda Soomaaliya ayaa raadinaya in uu si dhakhso ah u furmo wada-hadalka labada dhinac, si heshiis siyaasadeed looga gaaro khilaafka Puntland iyo Villa Somalia, islamarkaana looga baaqsado in uu fashilmo barnaamijka deyn cafinta dalka.

Dhinaca kale, Puntland ayaa marar kala duwan sheegtay in ay diyaar u tahay wada-hadal lagu dhammeeyo khilaafka taagan, waxaase la rumaysan yahay in xiriirkoodu uu heerkii ugu liitay joogo, kaas oo saamayn ku yeeshay wada-shaqayntii labada dhinac.

PUNTLAND POST

READ ALSO

Well-known highschool mariachi gamers reunited with household after ICE detention

What to learn about tax refunds and how one can profit from them

Source_link

Tags: dadaalfurtogelinaysaPostPuntlandSomaliaVillawadahadalxoogganxukuumadda

Related Posts

Well-known highschool mariachi gamers reunited with household after ICE detention
Latest News

Well-known highschool mariachi gamers reunited with household after ICE detention

March 10, 2026
What to learn about tax refunds and how one can profit from them
Latest News

What to learn about tax refunds and how one can profit from them

March 9, 2026
 BBC Probe Finds AI-Generated Photos in Somalia Constitutional Vote Row – Puntland Submit
Latest News

 BBC Probe Finds AI-Generated Photos in Somalia Constitutional Vote Row – Puntland Submit

March 9, 2026
Somali Immigration and Citizenship Company Donates ,400 to Youth for Drought Reduction – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Immigration and Citizenship Company Donates $14,400 to Youth for Drought Reduction – Somali Nationwide Information Company

March 9, 2026
Somali President Praises Ladies’s Function on Worldwide Ladies’s Day
Latest News

Somali President Praises Ladies’s Function on Worldwide Ladies’s Day

March 9, 2026
Somalia’s president indicators new structure regardless of opposition objections
Latest News

Somalia’s president indicators new structure regardless of opposition objections

March 9, 2026

POPULAR NEWS

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

February 9, 2025
Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

December 2, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Well-known highschool mariachi gamers reunited with household after ICE detention
  • What to learn about tax refunds and how one can profit from them
  •  BBC Probe Finds AI-Generated Photos in Somalia Constitutional Vote Row – Puntland Submit
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.