• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Tuesday, September 15, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Taliyaha qaybta Booliska Gobolka Karkaar oo xilka la wareegay – Puntland Submit

admin by admin
July 2, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Taliye ku-xigeenka 1aad Ciidanka Booliska Puntland S/Guuto Caydiid Axmed Nuur ayaa xilkii ukala wareejiyay taliyihii hore ee qaybta gobolka karkaar iyo taliyaha cusub.

Munaasabad xilwareejinta waxaa ka qayb galay Xildhibaano katirsan Puntland, saraakiil ciidan,Maamulka gobolka Karkaar, kan degmada Qardho,Xildhibaano gole deegaanka Qardho, Odayaasha dhaqanka,  bulshada rayidka ah iyo masuuliyiin kale ayaa ka qayb-gallay.

Taliyihii hore ee qaybta gobolka karkaar G/sare Cabdirisaaq ayaa ugu horayn soo bandhigay waxyaabaha u qabsoomay mudadii uu joogay, caqabadaha iyo guulaha la taaban karo ee la gaaray.

Taliyaha Cusub G/Sare Xuseen Cali oo xilka la wareegay ayaa u mahad-naqay Taliyihii hore, waxa uuna shacabka ka codsaday in lala shaqeeyo.

Gudoomiyaha Degmada Qardho Cabdiqaadir Mentioned Qaal, Gudoomiyaha Gobolka Karkaar Cabdi Mentioned Osman, odayaasha dhaqanka, xildhibaanada iyo bulshada rayidka ah oo hadlay ayaa xusay in Cabdirisaaq uu shaqa fiican soo qabtay, taliye Xuseen mid kale oo taas ka balaaran ay shacabka Karkaar ka sugayaaan.

Taliye ku xigeenka Ciidamada Booliska Puntland Caydiid Axmed Nuur, Taliye ku xigeenka Asluubta Cabdiqaadir Axmed Khayr Bashka iyo Xildhibaano ka tirsan barlamaanka Puntland ayaa hadlay, waxayna amaan iyo mahad-naq u jeediyeen taliyihii hore, halka ay soo dhaweeyeen Taliyaha Cusub ee la magacaabay G/Sare Xuseen Cali Maxamuud shacabka waxay ka dalbadeen in arimaha Amniga lagala shaqeeyo.

PUNTLAND POST

READ ALSO

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta





Source_link

Tags: BooliskaGobolkaKarkaarPostPuntlandqaybtaTaliyahawareegayxilka

Related Posts

Latest News

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

September 14, 2026
Latest News

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta

September 8, 2026
Latest News

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania

August 27, 2026
Latest News

Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay

August 23, 2026
Latest News

Maxaa looga hadlay Shirka Gollaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya?

August 21, 2026
Latest News

Midowga Culimada Soomaaliyeed oo Dowladda Ugu Baaqay Joojinta Duminta Guryaha iyo Dhulalka

August 20, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

December 2, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda
  • Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta
  • Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.