• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Thursday, September 10, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Caqabad horleh oo soo wajahday dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab

admin by admin
July 3, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
15
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


MUQDISHO (SMN) – Hay’advert fadhigeedu yahay Mareykanka oo ka shaqeysa arrimaha caaladaha iyo aruurinta xogta isku dhacyada ayaa sheegtay in Is-qab-qabsiga siyaasadeed ee ka jira Soomaaliya uu wiiqayo dagaalka ay dowladda Soomaaliya kula jirtay Al-Shabaab dhowrkii bilood ee la soo dhaafay.

Warbixinta hay’adda ACLED ayaa lagu sheegay in Duulaanka wajigiisii labaad oo la qorsheeyay dhawaan inuu ka bilowdo gobollada koonfureed uu khatar ugu jiro inuu dib u dhaca maadaama sii xoogeysanayo khilaafka siyaasadeed ee kasoo ifbaxaya hadda qeybo kamid ah dalka.

Guulihii laga gaarey wajiga 1aad ee dagaalka oo dowladda dib ugula wareegtay deegaanno istiraatiiji ah oo ay Al-Shabaab ka maamulaysay Hirshabeelle iyo Galmudug aysan noqon Karin kuwa mira-dhala, hadii aan lagu guuleysan dib u xoreynta wadanka oo dhan.

Arrimahaha laga digay waxaa kamid ah Muran ka taagan gobolka Hiiraan oo u dhaxeeya madaxweynaha Hirshabeelle iyo guddoomiyihii gobolka Cali Jeyte, kaasoo dhalin kara dagaal fursad siinaya Al-Shabaab.

Khilaafka Cali Jeyte iyo Cali Guudlaawe oo salka ku haya canshuur qaadista gobolka Hiiraan ayaa circa isku sii shareeraya kadib markii maamul cusub looga dhawaqay Beledweyne. Khilaafka ayaa sii xoogeystay markii madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle uu xilka ka qaaday guddoomiyihii gobolka 16-kii June.

Dhanka kale, waxaa sidoo kale gobollada Shabeellaha Hoose, Nugaal, iyo Gedo ka dhashay khilaafaad beeleedyo oo salka ku haya awoodaha deegaanka, taasoo sii murjisay siyaasadda Soomaaliya, oo aan lahayn sal fadhiya.

Muranka siyaasadeed ayaa hakad geliyay wejigii labaad ee howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab, sida lagu sheegay warbixinta, waxaana taasi keentay in bilihii lasoo dhaafay uu yaraado weerada ay ciidamada dowladda ku qaadaan goobaha ay maamusho kooxda.

Si kastaba ha ahaatee, markii ay Ciidanka Midowga Afrika ay billaabeen ka bixitaanka Soomaaliya, ayaa waxaa sii kordhayay weerarada Al-Shabaab. Waxaa cad in Al-Shabaab ay ka faa’ideysanso khilaafyada siyaasadeed oo u aragta fursad ay dib isugu soo abaabulaan, islamarkaana ku qorsheeyaan weeraro culus.

Ugu dambeyn, Warbixintan ayaa lagu falanqeeyay qalalaasaha siyaasadeed ee kala duwan ee ka jira Soomaaliya iyo saameynta ay ku leeyihiin dhaqdhaqaaqyada al-Shabaab ee ka socda guud ahaan dalka.

Arrimaha ugu waaweyn ee hadda dalka ka taagan ayaa ah dagaalka gobolka Sool, gaar ahaan Laascaanood, khilaafka gobolka Gedo iyo midka u dhaxeeya dowladda iyo maamulka Puntland.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ololaha doorashadda 2022 kusoo galay hal-ku-dhigga Soomaaliya oo heshiis ah, dunida heshiis ah, waxaana shacabka ka sugayaan balan-qaadkiisa inuu ka dhabeeyo, oo ficil u bedel kahor inta uusan mudo xileedkiisa afarta sano dhamaan.

Associated



Source_link

READ ALSO

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania

Tags: AlshabaabCaqabaddagaalkadhankahorlehsoowajahday

Related Posts

Latest News

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta

September 8, 2026
Latest News

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania

August 27, 2026
Latest News

Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay

August 23, 2026
Latest News

Maxaa looga hadlay Shirka Gollaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya?

August 21, 2026
Latest News

Midowga Culimada Soomaaliyeed oo Dowladda Ugu Baaqay Joojinta Duminta Guryaha iyo Dhulalka

August 20, 2026
Latest News

Wasiirka Gaashaandhigga oo kormeeray ciidanka Danab ee Gaalkacyo

August 18, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

December 2, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta
  • Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania
  • Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.