JOWHAR (SMN) – Madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo wareegto soo saaray ayaa sameeyey xilka qaadis iyo magacaabis.
Madaxweynaha ayaa Mudane Xasan Cabdi Yuusuf u Magacaabay Wasiiru-dowlaha Wasaarada Awqaafta iyo Arrimaha Diinta HirShabelle, Isagoo xilka ka qaaday wasiirkii xilkaas hayay oo lagu eedeeyay waxqabad la’aan.
Sidoo kale Mudane Ilyaas Yuusuf Ibaahin u Magacaabay Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowladda HirShabeelle, sida lagu sheegay wareegatada.
Halkan hoose ka aqriso:-
Associated