• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, November 8, 2025
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Ruushka oo si adag uga hadlay taageerada Millatari ee reer Galbeedku siinayo Ukraine – Puntland Put up

admin by admin
July 14, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin  ayaa sheegay in taangiyada ajnabiga ah ee reer galbeedka ay bartilmaameed mudnaanta leh ku yihiin ciidamada Ruushka ee ku sugan Ukraine.

Putin, oo la hadlay telefishinka qarankiisa Khamiistii ayaa sidoo kale xaqiijiyay mowqifkiisa ah in xubinnimada Ukraine ee NATO ay khatar gelin doonto ammaanka Ruushka ,isagoo caddeeyay in bixinta hubka reer galbeedka ay sii kordhineyso xiisadda iyo walaaca caalamiga ee jira.

Mar wax laga weydiiyay go’aanka Faransiiska uu ku siinayo Ukraine gantaallada riddada dheer ee socon kara 250km, Putin wuxuu yiri “Haa, waxay geystaan khasaare, laakiin ma jiraan wax khatar ah oo ka dhacaya aagga dagaalka.”

Hadalka Putin ayaa daba socda madaxweynaha Mareykanka Joe Biden oo Khamiistii sheegay in Ruushka uu mar hore ku guuldarreystay dagaalka Ukraine,wuxuuna ibtaa raaciyay in weerarrada ay wadaan ciidamada Ukraine ay Moscow ku riixi doonaan miiska wada xaajoodka.

PUNTLAND POST

READ ALSO

Guddoomiyaha Degmada Waajid ee Gobolka Bakool Oo Kulan La Qaatay Waaxda Dhulalka

Girl denied care provides start outdoors Somalia public hospital; child dies





Source_link

Tags: adagGalbeedkuhadlayMillatariPostPuntlandreerRuushkasiinayotaageeradaugaUkraine

Related Posts

Guddoomiyaha Degmada Waajid ee Gobolka Bakool Oo Kulan La Qaatay Waaxda Dhulalka
Latest News

Guddoomiyaha Degmada Waajid ee Gobolka Bakool Oo Kulan La Qaatay Waaxda Dhulalka

November 8, 2025
Girl denied care provides start outdoors Somalia public hospital; child dies
Latest News

Girl denied care provides start outdoors Somalia public hospital; child dies

November 8, 2025
Summit Nation Day Excessive College ladies soccer workforce takes Division IV state title
Latest News

Summit Nation Day Excessive College ladies soccer workforce takes Division IV state title

November 8, 2025
Miller’s double-double helps Cincinnati maintain off Georgia State
Latest News

Miller’s double-double helps Cincinnati maintain off Georgia State

November 8, 2025
Maxay tahay sababta burcad-badeeda Soomaalida uga dageen markabka Hellas Aphrodite? – Puntland Submit
Latest News

Maxay tahay sababta burcad-badeeda Soomaalida uga dageen markabka Hellas Aphrodite? – Puntland Submit

November 7, 2025
Somalia and Saudi Arabia Signal Key MoU for Stadium Reconstruction and Youth Empowerment – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somalia and Saudi Arabia Signal Key MoU for Stadium Reconstruction and Youth Empowerment – Somali Nationwide Information Company

November 7, 2025

POPULAR NEWS

1 killed, 1 injured in rollover crash on Ronald Regan Freeway

1 killed, 1 injured in rollover crash on Ronald Regan Freeway

September 13, 2025
Mas’uuliyiinta Puntland oo weli ku guulaysan la’ abaabulka odayaal u jawaaba Siyaasi Xasan Shire Abgaal – Puntland Submit

Mas’uuliyiinta Puntland oo weli ku guulaysan la’ abaabulka odayaal u jawaaba Siyaasi Xasan Shire Abgaal – Puntland Submit

September 22, 2025
Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

June 2, 2023
Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

August 4, 2023
Grandmother of 19-year-old killed by CPD cruiser requires change in protocol

Grandmother of 19-year-old killed by CPD cruiser requires change in protocol

September 1, 2024

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Guddoomiyaha Degmada Waajid ee Gobolka Bakool Oo Kulan La Qaatay Waaxda Dhulalka
  • Girl denied care provides start outdoors Somalia public hospital; child dies
  • Summit Nation Day Excessive College ladies soccer workforce takes Division IV state title
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.