• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Tuesday, April 21, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo u baxayo safar dibadeed + Ujeedka

admin by admin
July 22, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
3
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

MUQDISHO (SMN) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dhawaan lagu wadaan inay u ambabaxaan dalka Talyaaniga.

Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Idaacadda Shabelle u sheegay in madaxweynuhu uu dalkaas kaga qayb-geli doono shir caalami ah oo ay isugu tegayaan madax kala duwan.

Shirka ayaa 23-ka bishan oo beri ku beegan ka dhacaya magaalada Caasimadda ah ee Rome, waxaana soo qaban qaabisay hay’adda cunnada aduunka ee WFP.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la filayaa inuu khudbad ka jeediyo shirweynahan, taas oo uu uga hadli doono xaaladaha bani’aadanimo ee haatan ka jira Soomaaliya.

Sidoo kale madaxweynaha ayaa kulamo gaar gaar ah la qaadan doono madaxda kasoo qayb-gelysa shirkan oo uu kala hadli doono arrimo ku aadan taageeradan Soomaaliya.

Si kastaba, Soomaaliya ayaa  waxaa ku soo laalaabatay abaaro baahsan, taasi oo keentay cunno yari sababtay in ay ka dhalato macluul aad u daran.

Associated

Source_link

READ ALSO

Cincinnati Reds, St. Elizabeth to dedicate latest baseball area at South Ripley

Do you qualify for a tariff refund?

Tags: baxayodibadeedMadaxweyneMaxamuudsafarSheekhujeedkaXasan

Related Posts

Cincinnati Reds, St. Elizabeth to dedicate latest baseball area at South Ripley
Latest News

Cincinnati Reds, St. Elizabeth to dedicate latest baseball area at South Ripley

April 21, 2026
Do you qualify for a tariff refund?
Latest News

Do you qualify for a tariff refund?

April 21, 2026
Weerar ka dhacay Calmiskaad – Puntland Publish
Latest News

Weerar ka dhacay Calmiskaad – Puntland Publish

April 21, 2026
Somalia indicators Satellite tv for pc Imagery Cooperation MoU with China on the NewSpace Africa 2026 – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somalia indicators Satellite tv for pc Imagery Cooperation MoU with China on the NewSpace Africa 2026 – Somali Nationwide Information Company

April 21, 2026
Mucaaradka iyo Odayaasha Hawiye oo Muqdisho Ku Kulmay, Xiisadaha Doorashada oo Laga hadlay
Latest News

Mucaaradka iyo Odayaasha Hawiye oo Muqdisho Ku Kulmay, Xiisadaha Doorashada oo Laga hadlay

April 21, 2026
Somalia opposition, clan elders weigh ‘nationwide salvation’ plan as presidential time period nears finish
Latest News

Somalia opposition, clan elders weigh ‘nationwide salvation’ plan as presidential time period nears finish

April 20, 2026

POPULAR NEWS

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

February 9, 2025
Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

December 2, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Cincinnati Reds, St. Elizabeth to dedicate latest baseball area at South Ripley
  • Do you qualify for a tariff refund?
  • Weerar ka dhacay Calmiskaad – Puntland Publish
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.