• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Friday, January 16, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Ciidamada DF iyo kuwa Koonfur Galbeed oo howlgallo ka wada duleedka Baydhabo

admin by admin
July 24, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
3
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

BAYDHABO (SMN) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in saaka ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa NISA ee maamulka Koonfur Galbeed ay howlgallo ka wadaan duleedka magaalada Baydhabo ee xarunta gobolkaasi.

Ciidamada ayaaa lagu soo warramayaa inay u ruqaansadeen dhanka deegaanka Goofgaduud oo ay la wareegeen dagaalyahanada Al-Shabaab.

Ilo dadka deegaanka ah ayaa innoo sheegay in ciidamada ay halkaasi ka wadaan dhaq-dhaqaaqyo culus oo ka dhan ah Al-Shabaab.

Xaaladda ayaa sidoo kale ah mid kacsan, waxaana cabsi laga muujinayaa in dagaal u dhexeeyo labada dhinac uu ka qarxo halkaasi.

Koonfur Galbeed ayaa maalmihii u dambeeyay la daala dhaceysay xaalado amni, kadib markii ay xoogaga Al-Shabaab go’doomiyeen magaalada Baydhabo ee gobolka Baay.

Associated

READ ALSO

Frigidaire minifridge recall expands to 964,000 items

Puntland oo markale mamnuucday khamaarka 1xBet – Puntland Put up

Earlier articleMadaxweynaha Soomaaliya oo xalay gaaray dalka Talyaaniga + Ujeedka

Source_link

Tags: BaydhaboCiidamadaduleedkaGalbeedhowlgalloiyoKoonfurkuwaWada

Related Posts

Frigidaire minifridge recall expands to 964,000 items
Latest News

Frigidaire minifridge recall expands to 964,000 items

January 15, 2026
Puntland oo markale mamnuucday khamaarka 1xBet – Puntland Put up
Latest News

Puntland oo markale mamnuucday khamaarka 1xBet – Puntland Put up

January 15, 2026
NISA and Worldwide Companions Launch Excessive-Stakes Operation Focusing on Senior Khawaarij Leaders in Bu’aale – Somali Nationwide Information Company
Latest News

NISA and Worldwide Companions Launch Excessive-Stakes Operation Focusing on Senior Khawaarij Leaders in Bu’aale – Somali Nationwide Information Company

January 15, 2026
Airplane that flew Yemen’s Al-Zubaydi from Mogadishu deepens Somalia-UAE rift
Latest News

Airplane that flew Yemen’s Al-Zubaydi from Mogadishu deepens Somalia-UAE rift

January 15, 2026
Somalia president heads to Saudi Arabia after severing relations with UAE
Latest News

Somalia president heads to Saudi Arabia after severing relations with UAE

January 15, 2026
Miami Township upgrades parks after 2024 evaluation
Latest News

Miami Township upgrades parks after 2024 evaluation

January 15, 2026

POPULAR NEWS

Lethal bomb assault hits Somalia’s Barawe airstrip, killing two 

Lethal bomb assault hits Somalia’s Barawe airstrip, killing two 

May 18, 2025
Matt Chapman’s 2-run homer, and Ramos’ solo shot, assist Giants beat Reds 6-3

Matt Chapman’s 2-run homer, and Ramos’ solo shot, assist Giants beat Reds 6-3

March 31, 2025
Hundreds of thousands of US college students lacking faculty as attendance declines

Hundreds of thousands of US college students lacking faculty as attendance declines

November 17, 2023
Mas’uuliyiinta Puntland oo weli ku guulaysan la’ abaabulka odayaal u jawaaba Siyaasi Xasan Shire Abgaal – Puntland Submit

Mas’uuliyiinta Puntland oo weli ku guulaysan la’ abaabulka odayaal u jawaaba Siyaasi Xasan Shire Abgaal – Puntland Submit

September 22, 2025
Madaxda shirka ku leh Muqdisho oo looga digay inay sameystaan muddo kororsi

Madaxda shirka ku leh Muqdisho oo looga digay inay sameystaan muddo kororsi

October 3, 2024

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Frigidaire minifridge recall expands to 964,000 items
  • Puntland oo markale mamnuucday khamaarka 1xBet – Puntland Put up
  • NISA and Worldwide Companions Launch Excessive-Stakes Operation Focusing on Senior Khawaarij Leaders in Bu’aale – Somali Nationwide Information Company
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.