• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Sunday, December 14, 2025
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Ra’iisul wasaare Xamse oo sheegay in xukuumaddiisu muhiimad gaar ah siisay amniga Muqdisho – Puntland Put up

admin by admin
July 31, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta Degmada Heliwaa kaga qayb kulan lagu xoojinayo wada shaqeynta hay’adaha nabad galayada iyo maamulka Gobalka Banaadir.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay in amniga Caasimada Muqdisho ahmiyad gaara siisay Xumuumadda #DanQaran taasina ay makhraati ka tahay in maanta degmada Heliwaa lagu qabto kulanka wacyi galinta iyo wada shaqaynta bulshada oo muddo kor hor aanay suuro gal ahayn.

Mudane Xamsa ayaa sheegay in wada shaqaynta hay’adaha Amniga iyo dadwaynaha caasimadu wax weyn ka beddeshay amniga caasimadda, isla markaana hadda degmo kasta si nabad galyo ah lagu tagi karo, taasina ay qayb ka tahay isku xirnaanta shacabka iyo hay’ada amniga.

Kulanka oo ay ka qaybgaleen Wasiirro, Guddoomiyaha gobolka Banaadir, xildhibaanno iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa  Ra’iisul Wasaaruhu uga mahdnaqay bulshada degmada Heliwaa wada shaqaynta iyo dhago nugaylka ay u yeesheen hay’adaha amniga, isla markaana degmooyinka kale ugu baaqay in si dhaw loola shaqeeyo hey’adaha amniga caasimada.

PUNTLAND POST

READ ALSO

EU anticipated to renew funding Somalia AU mission in early 2026

A gathering that would form Somalia’s future: Contained in the Kismayo convention

Source_link

Tags: AmnigagaarmuhiimadMuqdishoPostPuntlandRaiisulsheegaysiisaywasaareXamsexukuumaddiisu

Related Posts

EU anticipated to renew funding Somalia AU mission in early 2026
Latest News

EU anticipated to renew funding Somalia AU mission in early 2026

December 14, 2025
A gathering that would form Somalia’s future: Contained in the Kismayo convention
Latest News

A gathering that would form Somalia’s future: Contained in the Kismayo convention

December 14, 2025
Household mourns employee killed in Miami Township trench collapse
Latest News

Household mourns employee killed in Miami Township trench collapse

December 14, 2025
US lottery jackpots used to by no means attain  billion
Latest News

US lottery jackpots used to by no means attain $1 billion

December 14, 2025
Jamaal oo bathroom magacaabay wasiirka ganacsiga Soomaaliya – Puntland Submit
Latest News

Jamaal oo bathroom magacaabay wasiirka ganacsiga Soomaaliya – Puntland Submit

December 14, 2025
Somali Protection Minister Discusses Enhanced Navy Cooperation with New Italian Attaché – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Protection Minister Discusses Enhanced Navy Cooperation with New Italian Attaché – Somali Nationwide Information Company

December 13, 2025

POPULAR NEWS

Mas’uuliyiinta Puntland oo weli ku guulaysan la’ abaabulka odayaal u jawaaba Siyaasi Xasan Shire Abgaal – Puntland Submit

Mas’uuliyiinta Puntland oo weli ku guulaysan la’ abaabulka odayaal u jawaaba Siyaasi Xasan Shire Abgaal – Puntland Submit

September 22, 2025
1 killed, 1 injured in rollover crash on Ronald Regan Freeway

1 killed, 1 injured in rollover crash on Ronald Regan Freeway

September 13, 2025
Lethal bomb assault hits Somalia’s Barawe airstrip, killing two 

Lethal bomb assault hits Somalia’s Barawe airstrip, killing two 

May 18, 2025
Hundreds of thousands of US college students lacking faculty as attendance declines

Hundreds of thousands of US college students lacking faculty as attendance declines

November 17, 2023
Matt Chapman’s 2-run homer, and Ramos’ solo shot, assist Giants beat Reds 6-3

Matt Chapman’s 2-run homer, and Ramos’ solo shot, assist Giants beat Reds 6-3

March 31, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • EU anticipated to renew funding Somalia AU mission in early 2026
  • A gathering that would form Somalia’s future: Contained in the Kismayo convention
  • Household mourns employee killed in Miami Township trench collapse
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.