• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, September 5, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Khilaaf xoogan oo soo kala dhex-galay wasiirka difaaca iyo taliyaha ciidanka Xoogga

admin by admin
August 2, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Muqdisho (SMN) – Iyadoo uu socdo qorshaha lagu bilaabayo wajiga labaad dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab ayaa waxaa soo baxaya khilaaf soo kala dhex galay Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka, Jeneraal Ibraahim Sheekh Muxyadiin Caddoow, iyo Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur.

 

Khilaafka u dhaxeeya labada mas’uul ayaa sida la sheegay soo ifbaxay kadib markii Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka uu ka mamnuucay Wasiirka Gaashaandhigga in uu booqasho ka tego xeryaha Ciidanka Xoogga Dalka.

Wararka ayaa sheegaya in Taliye Ibraahim sidoo kale ka horyimid qorshe uu Wasiirka ku doonayay in lagu soo magacaabo Taliyaha cusub ee Saadka.

Khilaafka ka dhex oogan labada mas’uul ayaa la aaminsan yahay in uu caqabad noqon karo howlgallada la qorsheynayo in Ururka Al Shabaab looga saaro degaannada ay weli uga sugan yihiin koonfurta iyo bartamaha dalka.

Qaar ka mid ah Shacabka Muqdisho, oo cabirayay aragtidooda ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay culeyska ay yeelan karto khilaafka u dhaxeeya Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka iyo Wasiirka Gaashaandhigga, maadaama labada mas’uul ay laf dhabar u yihiin dagaalka lagula jiro Al Shabaab.

Maxamed Cali oo ka qeyb galayay Barnaamijka Madasha Shacabka oo baxa warbaahinta Shabelle ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay khilaafka ka dhex aloosan Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka iyo Wasiirka Gaashaandhigga xilli looga fadhiyo in ay midoobaan sidii dalka looga xorreyn lahaa Al Shabaab, sida uu hadalka u dhigay.

Dhinaca kale, Mustaf Baalle Gaay isna ka qeyb galay barnaamijka Madasha Shacabka ayaa sheegay in khilaafka u dhaxeeya labada mas’uul uu kala dhantaali karo Ciidanka Xooga dalka, isagoona ugu baaqay Wasaaradda Gaashaandhigga in si hoose bathroom xali tabashada jirta si buu yiri bathroom gaaro yoolka la hiigsanayo.

Si-kastaba, khilaafkan soo ifbaxay ayaa imaanaya xilli dalka uu ku jiro dagaal la doonayo in Al Shabaab looga xorreeyo Gobollada uu maamulkooda ku dambeeyo, iyadoona xusid mudan in dalka ay dhowaan ka baxeen 2 kun oo askari oo ka mid ah Ciidanka ATMIS kuwaasi oo ku sugnaa lix saldhig ku yaalla Gobollada dalka halka 3 kun oo kale la filayo in ay iyaguna baxaan bilaha soo socda.

Associated



Source_link

READ ALSO

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania

Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay

Tags: ciidankadhexgalaydifaacaiyokalaKhilaafsooTaliyahaWasiirkaxooganxoogga

Related Posts

Latest News

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania

August 27, 2026
Latest News

Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay

August 23, 2026
Latest News

Maxaa looga hadlay Shirka Gollaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya?

August 21, 2026
Latest News

Midowga Culimada Soomaaliyeed oo Dowladda Ugu Baaqay Joojinta Duminta Guryaha iyo Dhulalka

August 20, 2026
Latest News

Wasiirka Gaashaandhigga oo kormeeray ciidanka Danab ee Gaalkacyo

August 18, 2026
Latest News

Wasaaradda Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka oo ka tacsiyeeysay geerida hooyo ku dhimatay Hargeysa

August 16, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

December 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania
  • Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay
  • Maxaa looga hadlay Shirka Gollaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya?
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.