• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Monday, March 9, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Iftin Basis oo soo bandhigtay tirakoobka ardayda qalinjebisay 2022-kii

admin by admin
August 3, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


MUQDISHO (SMN) – Hay’adda Iftin Basis ayaa soo bandhigtay daraasad ay ka samaysay ardaydii sanadkii hore ee 2022-kii ka soo qalinjebisay jaamacadaha dalka, taas oo ah markii Todobaad ee ay hay’addu ka sameyso dalka oo dhan.

 

Daraasaddan oo ah mid sanadle ah oo ay hay’adda Iftin soo saarto, ayaa sanadkan waxaa ka qaybqaatay 69 jaamacdood oo ku kala yaalla 14 magaalo oo dalka ka mida kuwaas oo kala ah: Muqdisho, Baydhabo, Boosaaso, Garoowe, Baladweyne, Hargeysa, Burco, Kismaayo, Gaalkacyo, Dhuusomareeb, Laascaanood, Cabudwaaq, Jowhar, iyo Marka.

Ardayda guud ahaan sanadkii 2022kii ka soo qalinjebisay Jaamacadaha dalka ayaa gaaraya illaa 25,230 arday,  iyadoo tirada gabdhaha ay ahayd 9196 oo wadarta guud ka ah 36.54%. Halka tirada wiilashuna ahaayeen 16,034 oo wadarta guud ka ah 63.46%.

Sahankan ayaa sidoo kale lagu muujiyay guud ahaan magacyada kulliyadaha ay ardaydaasi ka soo qalinjebiyeen, kuwaas oo gaaraya 29 kulliyadood.

Xogtu waxay muujineysaa in afarta kulliyadood ee ay ka soo baxeen ardeyda ugu badan ay kala yihiin:-

  1. Laptop Science (IT & BIT) soo ay ka soo baxeen 3,136 arday oo wadarta guud ka ah 12.43%.
  2. Nursing & Midwifery oo ay ka soo baxeen 2,945 arday oo wadarta guud ka ah 11.67%
  3. Public Administration oo ay ka soo baxeen 2,672 arday oo wadarta guud ka ah 10.59%.
  4. Enterprise Administration sida Accounting, Human Sources, Banking & Finance) oo tirada ka soo baxday ay gaareyso 1,966 arday oo wadarta guud ka ah 7.79%;

 

Halka Afarta kulliyadood ee ay ka soo baxeen ardayda ugu tirada yar ay kala ahaayeen:-

  1. Aviation oo ay ka soo baxeen 34 arday oo wadarta guud ka ah 0.13%.
  2. Statistics and Planning oo ay ka soo baxeen 37 arday oo wadarta guud ka ah 0.14%.
  3. Social Science oo ay ka soo baxeen 43 arday oo wadarta guud ka ah 0.17%;
  4. Marine and Maritime oo ay ka soo baxeen 58 arday oo wadarta guud ka ah 0.22% .

Sahanka waxaa kaloo lagu soo bandhigay tirada gabdhaha iyo wiilasha iyo sida ay ku kala badan yihiin kulliyad kasta. Waxaana soo baxday in gabdhaha ugu badan ay ka soo qalinjebiyeen afarta kulliyadood ee kala ah:-

Gabdhaha ugu badan waxay ka soo qalinjebiyeen afartan kulliyadood:-

  1. Nursing & Midwifery (2,442 gabdhood)
  2. Public Well being (892 gabdhood)
  3. Medical Laboratory (881 gabdhood)
  4. Public Administration (653 gabdhood)

 

Halka wiilasha ugu badan ay ka soo qalinjebiyeen afarta kulliyadood ee kala ah:-

  1. Laptop Science & IT (2,602 wiil)
  2. Public Administration (2,019 wiil)
  3. Enterprise Administration (1,406 wiil)
  4. Banking and Accounting (1,183 wiil)

 

Sidoo kale waxaa warbixintan lagu xusay sida magaalooyinka dalka ay ugu kala tiro badnaayeen soo saaridda ardeyda soo dhameysay jaamacadaha. Magaalada Muqdisho ayaa noqotay magaalada ay ka soo baxeen qalinjebiyeyaashii ugu tirada badanaa, waxaana Jaamacadaha Muqdisho ku yaala ka soo baxay arday gaaraysa 18,047 arday una dhiganta (71.53%), waxaana ku soo xigta magaalada Boosaaso oo soo saartay 3,560 oo u dhiganta 14.11%, halka magaalada ugu yar ee soo saartay ardayda ugu yar ay noqotay magaalada Laascaanood oo ay ka soo qalinjebiyeen 8 arday  una dhiganta 0.03% oo keliya.

Madaxa Barnaamijyada C/qaadir Macallin Max’ed iyo Xiiriiriyaha Barnaamijyada Hay’adda Iftin Basis oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in daraasaddani hadafkeedu yahay sidii lavatory ogaan lahaa tirada ardayda ka soo baxda jaamacadaha dalka, aqoonta ay soo barteen, deegaannada ay ku nool yihiin, tirada wiilasha iyo gabdhaha. Sidoo kale waxay xogtani sahleysaa in la ogaan karo sida ay isugu dhigmaan fursadaha shaqo ee dalka ka jira iyo tirada ardayda soo qalinjebisay ee shaqo doonka ah.

Dhinaca kale waxaa soo bandhigidda xogtan wehliyay dood cilmiyeed ay ka soo qabgaleen aqoonayanno iyo mas’uuliyiin ka kala socday jaamacada dalka iyo Wasaaradda waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare , waxaana looga dooday qodobbada ay ka mid ahaayeen:  sababaha keenay in sanad kastaa 4 kulliyadood ay ardaydeena ugu badani ka soo baxaan, sidoo kale waxaa laga dooday sidii ardayda loogu dhiirigelin lahaa doorashada kulliyadaha  faa’iidada u leh dhaqaalaha iyo horumarka dalka, sida Kulliyadda Beeraha, Xannaanada Xoolaha, Kalluumaysiga, Waxbarashada iyo Statistics and Planning.

 

Associated



Source_link

READ ALSO

Somalia’s president indicators new structure regardless of opposition objections

Mojtaba Khamenei, son of Iran’s late supreme chief, named his successor

Tags: 2022kiiardaydabandhigtayFoundationIftinqalinjebisaysootirakoobka

Related Posts

Somalia’s president indicators new structure regardless of opposition objections
Latest News

Somalia’s president indicators new structure regardless of opposition objections

March 9, 2026
Mojtaba Khamenei, son of Iran’s late supreme chief, named his successor
Latest News

Mojtaba Khamenei, son of Iran’s late supreme chief, named his successor

March 9, 2026
Reds identify Andrew Abbott as staff’s beginning pitcher for Opening Day
Latest News

Reds identify Andrew Abbott as staff’s beginning pitcher for Opening Day

March 8, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay dastuurka cusub ee lagu muransan yahay – Puntland Submit
Latest News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay dastuurka cusub ee lagu muransan yahay – Puntland Submit

March 8, 2026
Data Minister, UNDP Consultant Talk about Media and Improvement Cooperation – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Data Minister, UNDP Consultant Talk about Media and Improvement Cooperation – Somali Nationwide Information Company

March 8, 2026
Ugu yaraan 23 qof oo ku dhintay fatahaado ka dhuftay magaalada Nairobi
Latest News

Ugu yaraan 23 qof oo ku dhintay fatahaado ka dhuftay magaalada Nairobi

March 8, 2026

POPULAR NEWS

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

February 9, 2025
Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

December 2, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Somalia’s president indicators new structure regardless of opposition objections
  • Mojtaba Khamenei, son of Iran’s late supreme chief, named his successor
  • Reds identify Andrew Abbott as staff’s beginning pitcher for Opening Day
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.