• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Tuesday, January 13, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Golaha Wakiillada Puntland oo ansixiyay Iibinta Xaruntii Dowladda Hoose ee Garoowe – Puntland Publish

admin by admin
August 10, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashid Yusuf Jibril Cawl oo uu wehliyo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame, ayaa maanta Shir-guddoomiyey fadhiga 19-aad  ee Kalfadhiga 52-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.

Fadhiga maanta Ajandaha ayaa ah akhriska 3-aad ee Wax-ka-bedelka xeerka Doorashooyinka goleyaashada Deegaanka Puntland iyo Wax-ka-bedelka Xeerka Maamulka Gobollada, Degmooyinka iyo dhismaha Goleyaasha deegaanka DPL.

Ugu horeyn Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ayaa hadalka siiyey Guddiga Arrimaha Bulshada, Dhaqanka, Warfaafinta iyo Isgaarsiinta Golaha Wakiillada Dawladda oo gacanta ku hayay labada xeer, waxayna Golaha ka soo horjeediyeen warbixinta wax-ka-bedelka xeerarka.

Intaa kadibna, Goluhu ayaa guda galay qodob-qodob uga doodista & ansixinta labada xeer oo muhiim u ah dalka.

Xildhibaanada Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, ayaa Cod aqlabiyad leh ku meelmariyeen Ansixinta Wax-ka-bedelka xeerka Doorashooyinka goleyaashada Deegaanka Puntland iyo Wax-ka-bedelka Xeerka Maamulka Gobollada, Degmooyinka iyo dhismaha Goleyaasha deegaanka DPL.

Xeerarkaan ayaa muhiimad weyn u leh nidaamka Doorashooyinka goleyaasha deegaanka dalka, maamulka Gobollada iyo degmooyinka.

Dhinaca kalena, Xildhibaannada Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, ayaa maanta Cod aqlabiyad leh ku meelmariyeen Ansixinta Tartan furan ee iibka dhulka Dawladda Hoose ee Degmadda Garoowe kaas oo cabirkiisu yahay 90×30, kadib soo jeedintii Madaxweynaha Dawladda Puntland.

Dhulkaas ayaa lavatory iibinayaa si loogu dhiso dhismaha cusub ee Dawladda Hoose Degmadda Garoowe.

PUNTLAND POST

READ ALSO

Somalia scraps UAE port, defence offers over sovereignty violation

Feminine veterans group could have discovered new dwelling after Homefront interview

Source_link

Tags: ansixiyaydowladdaGarooweGolahaHooseIibintaPostPuntlandWakiilladaXaruntii

Related Posts

Somalia scraps UAE port, defence offers over sovereignty violation
Latest News

Somalia scraps UAE port, defence offers over sovereignty violation

January 13, 2026
Feminine veterans group could have discovered new dwelling after Homefront interview
Latest News

Feminine veterans group could have discovered new dwelling after Homefront interview

January 12, 2026
Delicate earlier than winter brings an enormous comeback to Cincinnati
Latest News

Delicate earlier than winter brings an enormous comeback to Cincinnati

January 12, 2026
Deni oo ka hadlay midnimada Puntland – Puntland Put up
Latest News

Deni oo ka hadlay midnimada Puntland – Puntland Put up

January 12, 2026
Somali Nationwide Military Uncovers Al-Shabaab Terrorist’s Hidden Weapons Caches in Decrease Shabelle – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Nationwide Military Uncovers Al-Shabaab Terrorist’s Hidden Weapons Caches in Decrease Shabelle – Somali Nationwide Information Company

January 12, 2026
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Belgium oo Dibadbax ay Kaga Soo Horjeeda Damaca Aqoonsiga Israa’iil ee Qaybo ka Mid ah Soomaaliya ka dhigay dalkaasi.
Latest News

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Belgium oo Dibadbax ay Kaga Soo Horjeeda Damaca Aqoonsiga Israa’iil ee Qaybo ka Mid ah Soomaaliya ka dhigay dalkaasi.

January 12, 2026

POPULAR NEWS

Lethal bomb assault hits Somalia’s Barawe airstrip, killing two 

Lethal bomb assault hits Somalia’s Barawe airstrip, killing two 

May 18, 2025
Matt Chapman’s 2-run homer, and Ramos’ solo shot, assist Giants beat Reds 6-3

Matt Chapman’s 2-run homer, and Ramos’ solo shot, assist Giants beat Reds 6-3

March 31, 2025
Hundreds of thousands of US college students lacking faculty as attendance declines

Hundreds of thousands of US college students lacking faculty as attendance declines

November 17, 2023
Mas’uuliyiinta Puntland oo weli ku guulaysan la’ abaabulka odayaal u jawaaba Siyaasi Xasan Shire Abgaal – Puntland Submit

Mas’uuliyiinta Puntland oo weli ku guulaysan la’ abaabulka odayaal u jawaaba Siyaasi Xasan Shire Abgaal – Puntland Submit

September 22, 2025
Madaxda shirka ku leh Muqdisho oo looga digay inay sameystaan muddo kororsi

Madaxda shirka ku leh Muqdisho oo looga digay inay sameystaan muddo kororsi

October 3, 2024

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Somalia scraps UAE port, defence offers over sovereignty violation
  • Feminine veterans group could have discovered new dwelling after Homefront interview
  • Delicate earlier than winter brings an enormous comeback to Cincinnati
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.