• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Monday, March 9, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxii Jalalaqsi oo la keenay Muqdisho

admin by admin
August 11, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

MUQDISHO (SMN) – Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa waxaa ay Magaalada Muqdisho keentay Dad Shacab ah oo Al-Shabaab ay qarax kula beegsadeen Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan.

Qof isku soo xirey walxaha qarxa isku qarxiyey goob ay joogeen dad shacab ah,waxaana hay’adda dadkaas ku soo daabushay Diyaarad taas oo isla xalay keentay garoonka Muqdisho.

Gawaarida Gurmadka Deg-degga ah ayaa dhawacyadaan waxa ay u daabuleen isbitaalada kala duwan ee Magaalada Muqdisho si xaaladooda loogu baxnaaniyo.

Agaasimaha waaxda cafimaadka Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Dr Abdullaahi muse Axmed ayaa ka warbixiyey xaaladda dhawacyada, wuxuuna sheegay in lagu baxnaanin doono caasimadda.

Weerarkan ayaa waxaa mas’uuliyadiisa sheegtay, waxaana ku dhintay ugu yaraan 5 qof oo ku sugnaa goobta uu qaraxu ka dhacay.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

Associated

READ ALSO

Somali President Praises Ladies’s Function on Worldwide Ladies’s Day

Somalia’s president indicators new structure regardless of opposition objections

Earlier articleCiidamada dowladda oo dhaq-dhaqaaqyo ka wada duleedka degmada Galcad

Source_link

Tags: dadkiidhaawacmayJalalaqsikeenaymidMuqdishoqaarqaraxii

Related Posts

Somali President Praises Ladies’s Function on Worldwide Ladies’s Day
Latest News

Somali President Praises Ladies’s Function on Worldwide Ladies’s Day

March 9, 2026
Somalia’s president indicators new structure regardless of opposition objections
Latest News

Somalia’s president indicators new structure regardless of opposition objections

March 9, 2026
Mojtaba Khamenei, son of Iran’s late supreme chief, named his successor
Latest News

Mojtaba Khamenei, son of Iran’s late supreme chief, named his successor

March 9, 2026
Reds identify Andrew Abbott as staff’s beginning pitcher for Opening Day
Latest News

Reds identify Andrew Abbott as staff’s beginning pitcher for Opening Day

March 8, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay dastuurka cusub ee lagu muransan yahay – Puntland Submit
Latest News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay dastuurka cusub ee lagu muransan yahay – Puntland Submit

March 8, 2026
Data Minister, UNDP Consultant Talk about Media and Improvement Cooperation – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Data Minister, UNDP Consultant Talk about Media and Improvement Cooperation – Somali Nationwide Information Company

March 8, 2026

POPULAR NEWS

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

February 9, 2025
Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

December 2, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Somali President Praises Ladies’s Function on Worldwide Ladies’s Day
  • Somalia’s president indicators new structure regardless of opposition objections
  • Mojtaba Khamenei, son of Iran’s late supreme chief, named his successor
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.