• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Tuesday, March 17, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Ciidamada Booliska oo gacanta kusoo dhigay nin dil ka geystay Muqdisho

admin by admin
August 12, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
4
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

MUQDISHO (SMN) – Ciidamada ammaanka ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa gacanta kusoo dhigay nin ku eedeysan dil maanta nin ganacsade ahaa loogu geystay gudaha degmada Hodan ee gobolka Banaadir.

Ninkan ayaa waxaa soo qabtay ciidamada Booliska ee saldhigga degmadaas, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay taliska Booliska qaybta guud ee gobolka Banaadir.

“11/08/2023 Abaaro 13:30pm, Taliska Qeybta Guud Boliiska G.Banaadir Gaar ahaan ciidanka saldhigga boliiska degmada Hodan ayaa gacanta kusoo dhigay dhagar-qabaha sawirkiisu hoos idinka muuqdo” ayaa lagu yiri warka kasoo baxay booliska gobolka Banaadir.

Sidoo kale taliska ayaa shaaca ka qaaday in eedeysanaha la horgeyn doono maxkamad, si looga qaado tallaabo adag oo sharciga waafaqsan.

“Dhagar-qabahaan ayaa dil u geystay ganacsade soomaaliyeed, waxaana la horgeyn doonaa maxkamadda awoodda u leh hadduu alle idmo” ayaa mar kale lagu yiri qoraalka.

Waxaa kale oo uu boolisku raaciyay “Haddaba muwaadin hadii aad aragto fal amniga liddi ku ah warbixin geey saldhigga kuugu dhow ama wac lambarka gaaban ee 991”.

Associated

Source_link

READ ALSO

Pope Leo XIV to obtain Liberty Medal from Rome July 3

Laftagareen oo xayiraad saaray saraakiisha iyo mas’uuliyiinta Federaalka ee ku sugan Baydhabo – Puntland Publish

Tags: BooliskaCiidamadadhigaydilgacantageystaykusooMuqdishonin

Related Posts

Pope Leo XIV to obtain Liberty Medal from Rome July 3
Latest News

Pope Leo XIV to obtain Liberty Medal from Rome July 3

March 16, 2026
Laftagareen oo xayiraad saaray saraakiisha iyo mas’uuliyiinta Federaalka ee ku sugan Baydhabo – Puntland Publish
Latest News

Laftagareen oo xayiraad saaray saraakiisha iyo mas’uuliyiinta Federaalka ee ku sugan Baydhabo – Puntland Publish

March 16, 2026
Somali Nationwide Military Troopers Donate Wheelchair to Younger Lady With Particular Wants – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Nationwide Military Troopers Donate Wheelchair to Younger Lady With Particular Wants – Somali Nationwide Information Company

March 16, 2026
Web outage hits Congo-Brazzaville throughout presidential vote
Latest News

Web outage hits Congo-Brazzaville throughout presidential vote

March 16, 2026
Rift between Somalia’s president and Southwest state chief erupts into violence
Latest News

Rift between Somalia’s president and Southwest state chief erupts into violence

March 16, 2026
Snow, wind sweep US; storms and tornadoes attainable later Sunday
Latest News

Snow, wind sweep US; storms and tornadoes attainable later Sunday

March 16, 2026

POPULAR NEWS

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

February 9, 2025
Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

December 2, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Pope Leo XIV to obtain Liberty Medal from Rome July 3
  • Laftagareen oo xayiraad saaray saraakiisha iyo mas’uuliyiinta Federaalka ee ku sugan Baydhabo – Puntland Publish
  • Somali Nationwide Military Troopers Donate Wheelchair to Younger Lady With Particular Wants – Somali Nationwide Information Company
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.