• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Tuesday, September 15, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Xasan Abgaal oo xukuumadda Puntland ku dhaliilay mushaar la’aanta ciidamada iyo amni-xumada Boosaaso – Puntland Publish

admin by admin
August 15, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Wasiir hore Xasan Shire Abgaal oo kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka ah ee Puntland ayaa xukuumadda madaxweyne Deni ku dhaliilay gadoodka ciidamada ka cabanaya mushaar la’aanta ee xannibay isu socodka laamiga dheer.

“Waxaa ayaan darro weyn ah in ciidamadii kala duwanaa ee Dowladda Puntland ay jid gooyo dhigtaan kaantaroolada iyo kastamyada iyaga oo ka cabanaya mushaar la’aan ayna kala jareen isu socodkii ganacsi ee wadanka” ayuu yiri Xasan Abgaal.

Waxa uu sidoo kale ku dhaliilay madaxweyne Siciid Deni xaaladda amni ee magaalada Boosaaso ka taagan gaar ahaanna xarumaha ganacsiga Boosaaso ee bunbooyinka lala dhacay taas oo sida uu sheegay aysan cidna wax ka qaban.

“Waxaa kale oo ayaan daro weyn ah in shirkadihii canshuurta laga qaadayey habeen walba mid bunbo lala dhaco taas oo aan wax dan ah uusan ka lahayn madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday”

“Isaga oo ku guda jira riwaayadii beenta ahayd oo uu magacaabayo gudiyo aysan jirin sifo sharci ah oo ay leeyihiin dalkana uu ka dhoofo isaga oo aan waxba ka qaban tabashada ciidanka mushahar la’aanta ka cabanaya” ayuu sii raaciyay kadib qoraal uu soo dhigay bartiisa Fb.

Siyaasi Xasan Shire Abgaal ayaa ugu danbayn ugu baaqay ciidamada kala duwan ee Puntland in ay u dulqaataan wakhtiga yar ee u haray xukuumadda madaxweyne Deni islamarkaana ilaaliyaan amniga dalka”Ugu dambayn waxaan ka codsanaynaa ciidamada Dowladda Puntland in ay u dulqaataan waqtiga yar ee u haray Xukuumadda Mentioned Deni ayna inoo ilaaliyaan Amniga dalka, kaas oo aysan waxba ka galin madaxweynaha wakhtigu ka sii dhamaanayo”.

PUNTLAND POST

READ ALSO

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta





Source_link

Tags: AbgaalamnixumadaBoosaasoCiidamadadhaliilayiyolaaantamushaarPostPuntlandXasanxukuumadda

Related Posts

Latest News

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

September 14, 2026
Latest News

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta

September 8, 2026
Latest News

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania

August 27, 2026
Latest News

Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay

August 23, 2026
Latest News

Maxaa looga hadlay Shirka Gollaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya?

August 21, 2026
Latest News

Midowga Culimada Soomaaliyeed oo Dowladda Ugu Baaqay Joojinta Duminta Guryaha iyo Dhulalka

August 20, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

December 2, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda
  • Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta
  • Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.