• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Sunday, December 7, 2025
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Aqalka Sare oo la horgeeyay Hindise Sharciyeedka Xafiiska Hantidhowrka Guud

admin by admin
August 19, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ooy wehliyaan ku xigeennadiisa, ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga Saddexaad kulankiisa 5-aad ee Golaha Aqalka Sare oo ajandihiisu ahaa Akhrinta koowaad ee Hindise Sharciyeedka Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda XFS, Mudane Cabdiqafaar Cilmi Xaange, ayaa Sanatarrada Aqalka Sare dulmar guud ugu sameeyay sharciga Hantidhowrka Guud ee Qaranka, waxyaabaha uu sugayo iyo muhiimaddiisa.

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo kulanka soo xiray ayaa Guddiga Maaliyadda Aqalka Sare faray inay ka howl galaan Hindise Sharciyeedka Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Qaranka, kana gutaan waajibaadka dastuuriga ah ee saaran isla markaana fadhiga guud ee Golaha ay dib ugu soo celiyaan.

Associated

READ ALSO

Christmas celebrations are returning to Bethlehem

Wasiir is casilay – Puntland Publish

Earlier articleDaawo: Taliska Booliska oo faah-faahin ka bixiyay xarigga jeneraal Sheegow

Source_link

Tags: AqalkaguudHantidhowrkaHindisehorgeeyaySareSharciyeedkaXafiiska

Related Posts

Christmas celebrations are returning to Bethlehem
Latest News

Christmas celebrations are returning to Bethlehem

December 7, 2025
Wasiir is casilay – Puntland Publish
Latest News

Wasiir is casilay – Puntland Publish

December 6, 2025
Somalia and Azerbaijan Forge Partnership to Increase Youth and Sports activities Improvement – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somalia and Azerbaijan Forge Partnership to Increase Youth and Sports activities Improvement – Somali Nationwide Information Company

December 6, 2025
Somalia’s President Meets Qatar Emir to Focus on Bilateral Cooperation
Latest News

Somalia’s President Meets Qatar Emir to Focus on Bilateral Cooperation

December 6, 2025
Ilhan Omar says Trump made racist anti-Somali tirade as a result of he ‘is aware of he’s failing’ | Ilhan Omar
Latest News

Ilhan Omar says Trump made racist anti-Somali tirade as a result of he ‘is aware of he’s failing’ | Ilhan Omar

December 6, 2025
Somaliland forces kill at the very least 10 as Borame protests flip violent
Latest News

Somaliland forces kill at the very least 10 as Borame protests flip violent

December 6, 2025

POPULAR NEWS

1 killed, 1 injured in rollover crash on Ronald Regan Freeway

1 killed, 1 injured in rollover crash on Ronald Regan Freeway

September 13, 2025
Mas’uuliyiinta Puntland oo weli ku guulaysan la’ abaabulka odayaal u jawaaba Siyaasi Xasan Shire Abgaal – Puntland Submit

Mas’uuliyiinta Puntland oo weli ku guulaysan la’ abaabulka odayaal u jawaaba Siyaasi Xasan Shire Abgaal – Puntland Submit

September 22, 2025
Hundreds of thousands of US college students lacking faculty as attendance declines

Hundreds of thousands of US college students lacking faculty as attendance declines

November 17, 2023
Matt Chapman’s 2-run homer, and Ramos’ solo shot, assist Giants beat Reds 6-3

Matt Chapman’s 2-run homer, and Ramos’ solo shot, assist Giants beat Reds 6-3

March 31, 2025
Lethal bomb assault hits Somalia’s Barawe airstrip, killing two 

Lethal bomb assault hits Somalia’s Barawe airstrip, killing two 

May 18, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Christmas celebrations are returning to Bethlehem
  • Wasiir is casilay – Puntland Publish
  • Somalia and Azerbaijan Forge Partnership to Increase Youth and Sports activities Improvement – Somali Nationwide Information Company
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.