• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Wednesday, September 9, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Markab la weeraray oo xiisad ka dhex abuuray Turkiga iyo Ruushka – Puntland Publish

admin by admin
August 19, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Turkey ayaa ugu digtay Moscow inay ka fogaato xiisad kale kadib markii markab xamuul ah oo laga leeyahay Turkiga ay weerareen ciidamada badda Ruushka toddobaadkii hore, waxaa sidaasi sheegay xafiiska madaxweyne Recep Tayyip Erdogan.

“Kadib faragelintii (Ruushka), dadkii nagala soo xiriiray Ruushka waxaa looga digay inay ka fogaadaan isku daygaas oo kale, taasi oo kasii dareysa xiisadda Badda Madow,” ayay tiri madaxtooyada Turkiga, kadib maalmo ay ka aamusneyd dhacdadan.

Markabka Sukru Okan ayaa sitay calanka Palau markii ay rasaas ku fureen ciidamada badda Ruushka Axaddii hore.

Militariga Ruushka ayaa kadib koray markabka si ay baaritaan ugu sameeyaan, kahor inta aanay u ogolaan inuu u shareecdo xeebta Izmail ee Ukraine, oo ah tan laga dhoofiyo dallaga ugu badan ee beeraha.

Dhacdadan ayaa timid ayada oo ay sii kordheen weerarada ka dhaca Badda Madow, kadib markii Ruushka uu ka baxay heshiiskii haruurka Ukraine bishii tagtay

Turkey ayaa gacan ka gaysatay dhex-dhexaadinta heshiiskan oo ay taageereysay QM, ayada oo adeegsaneysa xiriirka wanaagsan ee kala dhaxeeya Moscow iyo Kyiv.

PUNTLAND POST

READ ALSO

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania





Source_link

Tags: abuuraydhexiyoMarkabPostPuntlandRuushkaTurkigaweerarayxiisad

Related Posts

Latest News

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta

September 8, 2026
Latest News

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania

August 27, 2026
Latest News

Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay

August 23, 2026
Latest News

Maxaa looga hadlay Shirka Gollaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya?

August 21, 2026
Latest News

Midowga Culimada Soomaaliyeed oo Dowladda Ugu Baaqay Joojinta Duminta Guryaha iyo Dhulalka

August 20, 2026
Latest News

Wasiirka Gaashaandhigga oo kormeeray ciidanka Danab ee Gaalkacyo

August 18, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

December 2, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta
  • Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania
  • Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.