• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, November 8, 2025
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay R/W Xamza?

admin by admin
August 20, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


MUQDISHO (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulanka wadatashiga Soomaaliya ee ku saabsan u diyaargarowga shirka Isbeddelka Cimilada Adduunka (COP 28), kaas oo ay ka qeyb galeen 12 Wasaaradood oo qeyb ka ah qorshaha Qaran ee xakameynta iyo wax ka qabashada saameynta isbeddelka cimilada.

 

Ra’iisul Wasaaraha ayaa kula dardaarmay Wasaaradaha iyo hey’adaha kale ee qeybta ka ah, inay la yimaadaan aragti mideysan iyo xalka dhibaatooyinka ay sababaan isbeddelka cimillada, kuwaasi oo lagu soo bandhigi-doono Shirka Isbeddelka Cimilada Adduunka.

Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa tilmaamay in isbeddelka cimiladu uu saameyn toos ah ku yeeshay nolosha dadka Soomaaliyeed, gaar ahaan dhinaca deegaanka oo isbeddel ballaaran laga dareemayey 30-kii sano ee la soo dhaafay, taasoo ay sabab u tahay roobabkii oo yaraaday iyo wabiyadii dalka oo biyo yareeyay.

Sidoo kale, Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda ayaa kormeerey xarunta Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada oo uu ka dhacayay shirka, waxuuna bogaadiyey horumarka la taaban karo ee ay ku tallaabsatay Wasaaraddu muddadii sanadka ahayd ee ay jirtay.

—𝗗𝗛𝗔𝗠𝗠𝗔𝗔𝗗 —

Associated



Source_link

READ ALSO

Guddoomiyaha Degmada Waajid ee Gobolka Bakool Oo Kulan La Qaatay Waaxda Dhulalka

Girl denied care provides start outdoors Somalia public hospital; child dies

Tags: ahaaguddoomiyayMuxuuSawirroshirkaujeedkaXamza

Related Posts

Guddoomiyaha Degmada Waajid ee Gobolka Bakool Oo Kulan La Qaatay Waaxda Dhulalka
Latest News

Guddoomiyaha Degmada Waajid ee Gobolka Bakool Oo Kulan La Qaatay Waaxda Dhulalka

November 8, 2025
Girl denied care provides start outdoors Somalia public hospital; child dies
Latest News

Girl denied care provides start outdoors Somalia public hospital; child dies

November 8, 2025
Summit Nation Day Excessive College ladies soccer workforce takes Division IV state title
Latest News

Summit Nation Day Excessive College ladies soccer workforce takes Division IV state title

November 8, 2025
Miller’s double-double helps Cincinnati maintain off Georgia State
Latest News

Miller’s double-double helps Cincinnati maintain off Georgia State

November 8, 2025
Maxay tahay sababta burcad-badeeda Soomaalida uga dageen markabka Hellas Aphrodite? – Puntland Submit
Latest News

Maxay tahay sababta burcad-badeeda Soomaalida uga dageen markabka Hellas Aphrodite? – Puntland Submit

November 7, 2025
Somalia and Saudi Arabia Signal Key MoU for Stadium Reconstruction and Youth Empowerment – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somalia and Saudi Arabia Signal Key MoU for Stadium Reconstruction and Youth Empowerment – Somali Nationwide Information Company

November 7, 2025

POPULAR NEWS

1 killed, 1 injured in rollover crash on Ronald Regan Freeway

1 killed, 1 injured in rollover crash on Ronald Regan Freeway

September 13, 2025
Mas’uuliyiinta Puntland oo weli ku guulaysan la’ abaabulka odayaal u jawaaba Siyaasi Xasan Shire Abgaal – Puntland Submit

Mas’uuliyiinta Puntland oo weli ku guulaysan la’ abaabulka odayaal u jawaaba Siyaasi Xasan Shire Abgaal – Puntland Submit

September 22, 2025
Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

June 2, 2023
Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

August 4, 2023
Grandmother of 19-year-old killed by CPD cruiser requires change in protocol

Grandmother of 19-year-old killed by CPD cruiser requires change in protocol

September 1, 2024

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Guddoomiyaha Degmada Waajid ee Gobolka Bakool Oo Kulan La Qaatay Waaxda Dhulalka
  • Girl denied care provides start outdoors Somalia public hospital; child dies
  • Summit Nation Day Excessive College ladies soccer workforce takes Division IV state title
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.