• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Sunday, December 7, 2025
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Shir ku saabsan Amniga Gobolka Karkaar oo lagu qabtay Qardho – Puntland Put up

admin by admin
August 20, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Guddoomiyaha Gobolka Karkaar Cabdi Siciid Cismaan Taaliyaha Qeybta Booliska Gobalka Karkaar G/Sare Xuseen Cali Maxamud ayaa shir-guddoomiyey kulanka Amniga Gobolka Karkaar ee Puntland.

Shirka ayaa maanta waxaa qayb ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenka Gobolka Karkaar, Ku Xigeenka Duqa Degmada Qrdho, Saraakiisha Saldhigyada iyo Laamaha Amniga iyo Duqa Degmada Bandar-Beyla Xisaabiyaha Wasaarada Maaliyada Gobalka.

Shirkan oo mudo socday ayaa laga soo saaray qodobo wax-tar uleh Amniga iyo ka hortagista kuwa cadeestay ka ganacsiga mandooriyaha iyo Ciyaal weerada dhibta ku haaya shacabka.

Taliyaha Qeybta Bolka Karkaar G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa sheegay inay xoojin doonaan sugidda Nabadgelyada Degmada iyo tan Gobolka.

Guddoomiyaha Gobolka karkaar ee Puntland ahna Guddoomiyaha Gudiga Amniga heer Gobol ayaa isna sheegay in la xoojin doono amniga guud ee gobalka iyo howlgallada looga hortagaayo kuwa dhibaatada ku hayaa magaalada qardho.

PUNTLAND POST

READ ALSO

“Haddaan fiicanahay dhulkeena waa in ay ka muuqataa” – Puntland Publish

Somalia Indicators a New Chapter as President Pushes Unified Technique at Doha Discussion board – Somali Nationwide Information Company

Source_link

Tags: AmnigaGobolkaKarkaarlaguPostPuntlandqabtayQardhosaabsanshir

Related Posts

“Haddaan fiicanahay dhulkeena waa in ay ka muuqataa” – Puntland Publish
Latest News

“Haddaan fiicanahay dhulkeena waa in ay ka muuqataa” – Puntland Publish

December 7, 2025
Somalia Indicators a New Chapter as President Pushes Unified Technique at Doha Discussion board – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somalia Indicators a New Chapter as President Pushes Unified Technique at Doha Discussion board – Somali Nationwide Information Company

December 7, 2025
Somali Prime Minister Meets Qatari Ambassador to Strengthen Ties and Deal with Drought Reduction
Latest News

Somali Prime Minister Meets Qatari Ambassador to Strengthen Ties and Deal with Drought Reduction

December 7, 2025
Leaked Turkish intelligence report warns Somalia is coming into its most fragile interval in a decade
Latest News

Leaked Turkish intelligence report warns Somalia is coming into its most fragile interval in a decade

December 7, 2025
Cincinnati seniors face hire will increase at inexpensive housing advanced
Latest News

Cincinnati seniors face hire will increase at inexpensive housing advanced

December 7, 2025
Christmas celebrations are returning to Bethlehem
Latest News

Christmas celebrations are returning to Bethlehem

December 7, 2025

POPULAR NEWS

1 killed, 1 injured in rollover crash on Ronald Regan Freeway

1 killed, 1 injured in rollover crash on Ronald Regan Freeway

September 13, 2025
Mas’uuliyiinta Puntland oo weli ku guulaysan la’ abaabulka odayaal u jawaaba Siyaasi Xasan Shire Abgaal – Puntland Submit

Mas’uuliyiinta Puntland oo weli ku guulaysan la’ abaabulka odayaal u jawaaba Siyaasi Xasan Shire Abgaal – Puntland Submit

September 22, 2025
Hundreds of thousands of US college students lacking faculty as attendance declines

Hundreds of thousands of US college students lacking faculty as attendance declines

November 17, 2023
Matt Chapman’s 2-run homer, and Ramos’ solo shot, assist Giants beat Reds 6-3

Matt Chapman’s 2-run homer, and Ramos’ solo shot, assist Giants beat Reds 6-3

March 31, 2025
Lethal bomb assault hits Somalia’s Barawe airstrip, killing two 

Lethal bomb assault hits Somalia’s Barawe airstrip, killing two 

May 18, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • “Haddaan fiicanahay dhulkeena waa in ay ka muuqataa” – Puntland Publish
  • Somalia Indicators a New Chapter as President Pushes Unified Technique at Doha Discussion board – Somali Nationwide Information Company
  • Somali Prime Minister Meets Qatari Ambassador to Strengthen Ties and Deal with Drought Reduction
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.