• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Sunday, December 7, 2025
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Guddoomiyaha BF oo kulan la yeeshay safiirka dowladda Jabuuti + Sawirro

admin by admin
August 21, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa maanta ku qaabilay Safiirka dalka Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Mudane Maxamed Ibrahim Yuusuf.

Guddoomiyaha ayaa safiirka kala hadlay xoojinta xiriirka walaaltinimo iyo midka iskaashi ee ka dhaxeeya labada dowladood ee Soomaaliya iyo Jabuuti. Waxaana uu sidoo kale ka guddooomay dhambaal saalaan uu uga siday Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Jabuuti Mudane Dileita Mohamed Dileita.

Danjire Maxamed Ibrahim Yuusuf ayaa Guddoomiyaha la wadaagay shaqada baaxada leh ka socota dalka, isagoo tilmaamay in Jabuuti ay kaalinteeda lama ilaawaanka ah ka geeysan doonto la dagaalanka khawaarijta, iyo sidii dalka uu u noqon lahaa mid amnigiisa lagu kalsoonaan karo.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

Associated

READ ALSO

“Haddaan fiicanahay dhulkeena waa in ay ka muuqataa” – Puntland Publish

Somalia Indicators a New Chapter as President Pushes Unified Technique at Doha Discussion board – Somali Nationwide Information Company

Earlier articleDhimsho iyo dhaawac oo ka dhashay banaanbax ka dhacay Beledweyne

Source_link

Tags: dowladdaGuddoomiyahaJabuutikulansafiirkaSawirroyeeshay

Related Posts

“Haddaan fiicanahay dhulkeena waa in ay ka muuqataa” – Puntland Publish
Latest News

“Haddaan fiicanahay dhulkeena waa in ay ka muuqataa” – Puntland Publish

December 7, 2025
Somalia Indicators a New Chapter as President Pushes Unified Technique at Doha Discussion board – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somalia Indicators a New Chapter as President Pushes Unified Technique at Doha Discussion board – Somali Nationwide Information Company

December 7, 2025
Somali Prime Minister Meets Qatari Ambassador to Strengthen Ties and Deal with Drought Reduction
Latest News

Somali Prime Minister Meets Qatari Ambassador to Strengthen Ties and Deal with Drought Reduction

December 7, 2025
Leaked Turkish intelligence report warns Somalia is coming into its most fragile interval in a decade
Latest News

Leaked Turkish intelligence report warns Somalia is coming into its most fragile interval in a decade

December 7, 2025
Cincinnati seniors face hire will increase at inexpensive housing advanced
Latest News

Cincinnati seniors face hire will increase at inexpensive housing advanced

December 7, 2025
Christmas celebrations are returning to Bethlehem
Latest News

Christmas celebrations are returning to Bethlehem

December 7, 2025

POPULAR NEWS

1 killed, 1 injured in rollover crash on Ronald Regan Freeway

1 killed, 1 injured in rollover crash on Ronald Regan Freeway

September 13, 2025
Mas’uuliyiinta Puntland oo weli ku guulaysan la’ abaabulka odayaal u jawaaba Siyaasi Xasan Shire Abgaal – Puntland Submit

Mas’uuliyiinta Puntland oo weli ku guulaysan la’ abaabulka odayaal u jawaaba Siyaasi Xasan Shire Abgaal – Puntland Submit

September 22, 2025
Hundreds of thousands of US college students lacking faculty as attendance declines

Hundreds of thousands of US college students lacking faculty as attendance declines

November 17, 2023
Matt Chapman’s 2-run homer, and Ramos’ solo shot, assist Giants beat Reds 6-3

Matt Chapman’s 2-run homer, and Ramos’ solo shot, assist Giants beat Reds 6-3

March 31, 2025
Lethal bomb assault hits Somalia’s Barawe airstrip, killing two 

Lethal bomb assault hits Somalia’s Barawe airstrip, killing two 

May 18, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • “Haddaan fiicanahay dhulkeena waa in ay ka muuqataa” – Puntland Publish
  • Somalia Indicators a New Chapter as President Pushes Unified Technique at Doha Discussion board – Somali Nationwide Information Company
  • Somali Prime Minister Meets Qatari Ambassador to Strengthen Ties and Deal with Drought Reduction
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.