• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Wednesday, September 9, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Sida Hoggaanka SSC u Soo Afjari Karo Horgalayaasha – Puntland Publish

admin by admin
August 25, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Yaasiin Faratoon waa hawlgab ka dambeeya duqeynta Laascaanood lagu hayo. Dhalasho Biritish ah ayuu haystaa.

Cabdulqaadir Axmed Aw Cali, hogaamiyaha SSC-Khaatumo, wuxuu xilka la wareegay xilli dagaalka Laascaanood uu lix billod jirsaday. Lixbillod ka diib markii dagaalka Laascaanood billowday waxaa soo baxday in Soomaaliya dagaal sokeeye oo baahsan ay weli u nugushahay, in dowladda federaalku ka hiillisay dadka oo magaaladoodu uu duqeynayo maamul ku doodaya inuu soo xirayo xudduudkii Ingriiska iyo Talyaaniga u dhexeeyey kuna tilmaamaya dadka Laascaanood argagaisixo. Marnaba Ra’iisal Wasaare Xamse ma beenin doodda Muuse Biixi in dadka Laascaanood ku sugan kana soo horjeeda xoogagga goosasho-doonka yihiin ay yihiin argagixiso.

Magacaabista Cabdulqaadir waxay ku soo beegantay xilli Yaasiin Fatatoon lavatory magacaabay afhayeenka baarlamaanka maamulka Somaliand. 2003 ayuu Faratoon Yagoori keenay ciidan Somaliland ah. Xilligaas Puntland kama hadlin ciidanka halkaas la keenay oo markii dmabe soo gaaray Adhicadeeeyye (uu dagaal ka dhacay 2004) ka hor inta aysan Somaliland qabsanin Laascaanodo 2007, iyo Tukaraq 2017. Yagoori waa meesha ciidanka Somaliland sahaydu u soo marto kuna sugan yahay Mahad Cambaashe oo weli ka rajaqabao in Somaliland uu ku soo hoggaamin karo Laascaanood.

Dagaalka Laascaanood saamayn aan la filayn ayuu yeeshay; Somaliland waxay ka soo baxday dhul aad u weyn, laga soo billaabo Boocame, oo ciidankeeda ku ururisay Goojacade si ay Laascaanood u duqeyso maadaama aysan fursadihii ay markii hore Laascaaood ku qabsatay meesha oollin hadda.

Cadaadis ba’an ayaaa saaran Cabdulqaadir waayo Somaliland dhulka keliya ay kaga sugan tahay waa dhulka beeshiisa, waxayna ku joogtaa taageerada Faratoon oo sheeganaya inuu metelo Laascaanood. Faratoon waa dhowr iyo toddobaatan jir hawlgab ah oo dowladda Biritayn ay taakulayso laakiin Waqooyiga Soomaaliya hadda ugu sugan inuu dagaalka sokeeye sii socdo. Isaga iyo horgalayaasha kale ku sugan Hargeysa manner kala xiriir-furteen waayo waxay ku doodeen in markii horeba caaglayaasha Mahad Cambaashe ay Laascaanood joogeen.

Markii ciidammada Somaliland Laascaanood laga saaray billowgii Janaayo 2023, Mahad Cambaashe wuu ku dhiirran waayay inuu ciidankiisa ku fidiyo Laascaanood waayo awoodo siman ayaa abuurmay markii ciidan badan oo hubeysan ay Laascaaanood soo galeen. “Uma babacdhigi karo ciidammada magaalada soo galay” ayuu Cambaashe ku yiri Maxamed Kaahin, Wasiirka Arrimmaha Gudaha maamulka Somaliland oo faray in caaglayaashu isku kala bixiyaaan magaalada si ciidammada Somaliland ugu soo noqon karaan Laascaanood.

Markii dagaalku ka qaxay Laascaanood 6/2/203 ciidammada Somaliland waxay go’aansadeen inay magaaalada ka fogaadaan kaddibna ay ka baxaan Tukaraq oo ay 2018 kula dagaallameen maamulka Puntland. Markii hoggaankii 33 samaysmay Somaliland waxay ogaatay in dagaalku waji siyaasadeed oo hoggaan leh uu yeeshay, halka uu markii hore ka ahaa kacdoon.  Dooddii Biixi in Laascaanood tahay meel Al-shabaab ku sugan tahay waxay noqotay mid beesha caalamku ku qanci weyday.

Hoggaamiye Cabdulqaadir Aw Cali waa inuu dib u eego dastuurka SSC-Khaatumo.

Dagaalka Laascanood ma aha mid la filayay ama urur jira uu ka dambeeyay. Somaliland waxay ku tiirsanayn maleeshiyo beeleed markii dambe ka soo horjeesatay sida warbxintii Golaha Amaanka ee dhammaadkii Febraayo 2023 lagu xusay. Taasi macnaheedu waa Somaliland ma helayso maleeshiyo beeleed sidii hore ugu soo horgala Laascaanood. Approach ku sii rafan karta muddo Goojacadde laakiin nidaamkeedu awood kuma yeelan doono Laascaanood iyo meelo kale.

Waxaa la gudboon Cabdulqaadi Axmed Aw Cali inuu dib u eego dastuurka cusub ee SSC-Khaatumo soona jediyo in lagu daro in “kooxna ama qofna uusan dhulka SSC-Khaatumo (oo hadda Puntland si sharci ah uga mid ah) keeni karin ciidan maamul kale ka tirsan”. Dagaalka maanta socda inkastoo ay Somaliland waddo waa mid horgale ka dambeeyo, gaar ahaan Yaasiin Faratoon iyo kuwa la halmaala oo aan hadda badnayn.

Waxyaabaha ka hortaagan Somaliland inay mar kale ku soo noqoto Laascaanood waa ku tiirsanaanta caaglayaashii Mahad Cambaashe oo intoodii hubka dhigi waysay lagu weeraray xeradii Guulwadayaasha ee Laascaanood. Shaqada u taalla hoggaamiye Cabdulqaadir waa inuu abaabulo qurbejoogga SSC ee UK si ay dowlada Biritayn ugu baraarujiyaan hawlaha qabqable Faratoon wado, iyo in lacagta canshuur-bixiyayaasha Biritishka lavatory adeegsado laynta dad rayid ah, burburinta guryo iyo cisbitaallo.

Dowladda Biritayn mamar badan ayay Muuse Biixi ugu baaqday inuu ciidammadsiida la baxo laakiin wuxuu diiday. Siyaasadda dalka Biritayn waxay ku salaysan tahay Soomaali mid ah. Waa in dadka sida Faratoon oo kale ah taageeraya duqeynta Laascaanood lagu hayo la shaaciyo magacyadooda, haddii ay qurbaha deggan yihiin  falalkooda lavatory gudbiyo dalalka magangalyada ama dhalashada siiyay. Dagaalka hadda socda waa mid u dhexeeya dadka SSC iyo horgalayaasha xaabada dagaal ka dhiganaya maleeshiyo beeleedka Somaliland.

W.Q. Siciid  M. Sheekh Cali, Laascaanood





Source_link

READ ALSO

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania

Tags: AfjarihoggaankaHorgalayaashakaroPostPuntlandSidasooSSC

Related Posts

Latest News

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta

September 8, 2026
Latest News

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania

August 27, 2026
Latest News

Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay

August 23, 2026
Latest News

Maxaa looga hadlay Shirka Gollaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya?

August 21, 2026
Latest News

Midowga Culimada Soomaaliyeed oo Dowladda Ugu Baaqay Joojinta Duminta Guryaha iyo Dhulalka

August 20, 2026
Latest News

Wasiirka Gaashaandhigga oo kormeeray ciidanka Danab ee Gaalkacyo

August 18, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

December 2, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta
  • Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania
  • Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.