• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Wednesday, September 9, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Ra’iisul wasaare Xamza oo ka digay in la siyaasadeeyo dagaalka Al-Shabaab

admin by admin
August 30, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


AADAN YABAAL (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre, oo hadlayey Saraakiil iyo geesiyaal ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa sheegay in aan la aqbali doonin wax walba oo xagal-daacinaya halganka uu dhiigga badan u soo daatay ee dalka looga sifeynayo cadowga Khawaarijta ah.

 

“Halgankan aad dhiigga badan u soo hurteen lama aqbali karo in la majo xaabiyo, cid walba waa lagula xisaabtamayaa masuuliyadda saaran, idinkuna waxaad tihiin geesiyaal diyaar u ah duruufta ugu adag in ay kula dagaalamaan cadowgooda, waxaad u dhimanaysaan, u- gaajoonaysaan waa waddankiina oo aad cadowga ka difaacaysaan”. Ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Xamsa oo meel fagaaro ah kula hadlayay ciidamada.

Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tilmaamay in dal uusan horumar iyo isku-filnaansho gaari karin haddii uusan lahayn halyeeyo naftood hurayaal ah oo isku dhigaya cadow walba oo soo hujuuma qaranka, isla markaana u sabraya duruufo walba oo soo meals saara.

Mudane Xamsa ayaa hoosta ka xariiqay in dagaalka uu sii socon doono inta ay ku harsan yihiin argagixisadu taako ka mid ah dhulka Jamhuuriyadda Soomaaliya, wuxuuna ugu baaqay muwaadiniinta Soomaaliyeed in ay garab iyo gaashaan u noqdaan difaacayaasha qaranka ee dhiigooda u huraya xoreynta dalka.

Sidoo kale, Ra’iisul Wasaaraha ayaa warbixinno la xiriira xaaladdaha bulsho ee ka jira Degmada Aadan Yabaal iyo deegaannada u dhow ka dhageystay odayaasha dhaqanka. Isagoo Ra’iisul Wasaaruhu sheegay in Xukuumadda DanQaran ay ka go’an tahay in adeegyada aas-aasiga ah la gaarsiiyo dhammaan degmooyinka iyo deegaannada laga xoreeyay Khawaarijta.

#SifeyntaKhawaarijta
#SooqaboKhawaarijka
#hakaharinhowgalka

Associated



Source_link

READ ALSO

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania

Tags: AlshabaabdagaalkadigayRaiisulsiyaasadeeyowasaareXamza

Related Posts

Latest News

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta

September 8, 2026
Latest News

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania

August 27, 2026
Latest News

Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay

August 23, 2026
Latest News

Maxaa looga hadlay Shirka Gollaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya?

August 21, 2026
Latest News

Midowga Culimada Soomaaliyeed oo Dowladda Ugu Baaqay Joojinta Duminta Guryaha iyo Dhulalka

August 20, 2026
Latest News

Wasiirka Gaashaandhigga oo kormeeray ciidanka Danab ee Gaalkacyo

August 18, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

December 2, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta
  • Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania
  • Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.