• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Wednesday, September 9, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Cawad oo ka hadlay xaaladda SSC – Puntland Put up

admin by admin
August 31, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Wasiirkii hore Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Amb. Axmed Ciise Cawad oo ka hadlay arrinta maamulka cusub ee degaanadda SSC, uguna  baaqay Somaaliland nabad iyo xasilooni, dhanka kalena ka codsaday dowladda federalka Somaaliya in Goojacadde noqoto kulliyadda sare ee dagaalka ciidamadda qalabka sida ee Soomaaliya.

Wasiirkii hore arrimaha dibadda ee Dowladda federalka soomaaliya, Amb Axmed Ciise Cawad oo ka hadlay dagaaladii ugu danbeeyey ee Degaanka SSC Soomaalya ayaa ku baaqay Nabad, farriinna u diray dadka walaalaha ah Somaliland iyo SSC iyo in bathroom wada istaago  Nabadda iyo xasiiloonida degaamadda guud, si gaarna ahna ula hadlay Maamulka Somaaliland is xaaladda la deiyo, loona baahan yahay in aan horumarka la gaaray bathroom badelin burbur iyo   degaanadaas oo dib loogu celiyo waqtiyadii xasilooni darrada ee siddeemaddkii.

Wasiir Cawad wuxuu qiray in degaanadaas ay ka muuqatay soo kabasho iyo horumar baaxad leh oo isi soo tarayey labaatankii sano ee ugu danbeeyey aanna sinaba caqli gal u ahayn in horumarka laga doorbido burbur dhinacyo badan ah, wuxuuna ugu baaqay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi in uu joojiyo colaadaha uu weli ku howlan yahay in ay gayigaas Soomaaliyeed ka sii socdaan, wasiir Cawad wuxuu tibaaxay in dadka dagaankaasi yihiin dad wax badan wadaaga oo aan sina u kala maarmi karin ee lo baahan yahay in dadka degaanka la isi soo dhaweeyo, ganacsigii, nabadii iyo isu socodkii bulshada dib bathroom soo celiyo.

Dhanka kale wuxuu bogaadiyey qaabkii ay maamulka cusub ee SSC ula dhaqmeen dadkii walaalahood ahaa ee lagu qabtay dagaalkii ugu danbeeyey ee 25/08/2023 iyo in dhankooda ay ku baaqeen in aysan marna doonayn colaad sii socota, ciidankoodana ay ku ekeeyeen degaannadooda oo aysan u gudbin deeganooda dadka kale ee walaalahood ah, taasina wuxuu sheegay in ay muujinayso hufnaan caddaaladeed  iyo tusaale wanaagsan, iyo in laga hortago xadgudubyada iyo damaaci caadifaysan.

Wasiir cawad  wuxuu talo ahaan soo jeediyey in ay dowladda federalku qaadato doorkeeda xoojinta midnimada soomaaliya, Goojacaddena  bathroom asteeyo xarunta dhexe ee taliska 2aad ee ciidamadda xoogga dalka Soomaaliyeed, isagoo ku sababeeyay in ay ku taal meel istaratiiji ah oo laga ilaalin karo danaha guud ee Soomaaliya iyo kuwa dalalka deriska ahba.

Ugu danbayn wasiir Cawad waxa uu ummaadda Soomaaliyeed, dowladda federalka Soomaaliya iyo hay’adaha caalamiga ahba ugu baaqay in bathroom gurmado dib u dejinna bathroom sameeyo dadkii horay dagaaladu uga bara kaciyeen degaanadoodii , gaar ahaan magaaladda laascaanood.

PUNTLAND POST





Source_link

READ ALSO

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania

Tags: CawadhadlayPostPuntlandSSCxaaladda

Related Posts

Latest News

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta

September 8, 2026
Latest News

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania

August 27, 2026
Latest News

Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay

August 23, 2026
Latest News

Maxaa looga hadlay Shirka Gollaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya?

August 21, 2026
Latest News

Midowga Culimada Soomaaliyeed oo Dowladda Ugu Baaqay Joojinta Duminta Guryaha iyo Dhulalka

August 20, 2026
Latest News

Wasiirka Gaashaandhigga oo kormeeray ciidanka Danab ee Gaalkacyo

August 18, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

December 2, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta
  • Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania
  • Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.