• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Monday, June 8, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Dowladda Federaalku Method Isku Sii Dirtay Somaliland iyo SSC – Puntland Submit

admin by admin
September 1, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
3
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Isku eegasho: Madaxweyne Xasan Sheekh dowladdiisu means ka gaabisay inay Somaliland u sheegto in Laascaanood aysan ka mid ahayn dal kale ahaynna meel ay ku sugan yihiin argagixiso uu Muuse Biixi ku tilmaamay Khawaarij.

Colaadda sokeeye ka taagan waqooyiga tan iyo Febrayo 2023 waxay muujisay sida garashada siyaasadeed ee siyaasiyiinta Soomaalidu ay u hooseyso gaar ahaan madaxda dowladda federaalka Soomaaliyeed oo kaalintoodu noqotay mid isku dirid ah. Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi eed wuu leeyahay ah inuu go’aanka siyaaasadeed uu u istcimaalay mid ula ekaaday in isaga ay gacantiisu nabaddu ku jirto. Eedda ugu weyn waxaa leh dowladda federaalka oo si cad ugu sheegi waysay maamulka Muuse Biixi in dooddiisa in Somaliland jamhuuriyad tahay ciidankiisuna soo xirayo soohdinta aysan ahayn sababo lagu laayo dad Soomaaliyeed laguna duqeeyo magaalo. Somaalland ma aha koox uu qabqable hoggaamiyo. Waa maamulka ugu da’da weyn maamullada Soomaaliya, qabtay doorahooyin, sameeyay hay’ado siyaasadeed, kasbaday in si gaar ah deeq lavatory siiyo. Horumarka intaas le’eg waxaa la filayay inuu bisayl siyaaseed ku abuuro siyaasiyiinta Somaliland oo maanta arkay inay dagaal kula jiraan Jamhuruuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Dowladda federaalka Soomaaliya means gabtay waajibkeeda ah, inkastoo aysan si toos ah wax uga qaban karin colaadda, inay mowqif cad oo dhaafsiisan ku baaqis wadahadal ka istaagto dagaalka ay Somaliland ku duqaynaysay Laascaanood. Muuse Biixi uma dhaaranin dhowrista midnimada qaranka Soomaaliyeed. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u dhaartay oo uu saaran yahay waajibka inuu si cad uga hadlo mowqifka Somaliland ku bannaysatay daadinta dhiigga iyo burburinta hanti Soomaaliyeed. Mowqif cad oo dowladda federaalku ka qaadato wuxuu yarayn lahaa saameynyta dagaalka, wuxuu soo dedejin lahaa wadahadal xal lagu gaaro.

Madaxweyne Muuse Biixi wuxuu qaatay go’aammo siyaasadeed oo sababay dhimasho, burbur iyo sumcad xumo siyaasadeed xilli Soomaaliya aysan lahayn qarannimo dhammaystiran.

Haddaba maanta madaxda Somaliland waxaa la gudboon inay dhowraan magaca dadka ay metelaan oo aysan kursi jeceyl iyo dad kala fogeyn xoogga saarin xilli Soomaaliya ay tahay dal aan lahayn qarannimo dhammaystiran. Wixii gaboodfal oo dhacay si waafaqsan diinta Islaamka iyo dhowrista xuquuqda qofka Soomaaliyeed ayaa looga wada hadli karaa, mana dhici karto in qof goosasho doonaya midnimo lagu qasbo, qof midnimo doonayana goosasho lagu qasbo.

Maadaama Somaliland doonayso inay ka go’do Soomaaliya waxay ahayd inay xusuusato in dadka deggan dhulka aan aftidii 2001 laga qaadin ay leeyihiin doorashada inay Somaliland la qaataan aragtida goosashada ama inay midnimada taageeraan. Mowqifkaas Somaliland wuxuu ka sii dhaqaajin lahaa meeshii ay taagnayd 2005, markii Worldwide Disaster Group ku baaqday in Somaliland la siiyo kursi goobjooge ah ee Midowga Afrika. Muuse Biixi wuxuu noqon lahaa hoggaamiye tusaale u noqda dulqaadka iyo dad isku wadista. Maanta eeddu ma wada saarna Muuse Biixi. Waa la sixi karay. Dowladda federaalka ayaa u aamustay si Muuse Biixi u noqdo dagaal ooge dad Soomaaliyeed ku tilmaamay argagixiso xilli Soomaaliya ay ku sugan yihiin ciidammo nabad ilaalin ah laguna dhaqo Cutubka 7 ( Chapter 7) waayo dal leh dowlad aan amniga dalkeeda ku filnayn oo xitaa aan ka badbaadin karin duqeyn uu maamul Soomaaliyeed ka geysanayay magaalo rayid deggan yihiin.

READ ALSO

Suspect faces dozens of expenses in relation to I-75 chase, prior assault in opposition to lady

Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe – Puntland Submit

Source_link

Tags: DirtaydowladdaFederaalkuiskuiyoPostPuntlandSiiSomalilandSSC

Related Posts

Suspect faces dozens of expenses in relation to I-75 chase, prior assault in opposition to lady
Latest News

Suspect faces dozens of expenses in relation to I-75 chase, prior assault in opposition to lady

June 8, 2026
Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe – Puntland Submit
Latest News

Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe – Puntland Submit

June 8, 2026
Protection Ministry’s Everlasting Secretary Chairs Key Assembly on Baby Safety and Stopping Youth Exploitation in Battle
Latest News

Protection Ministry’s Everlasting Secretary Chairs Key Assembly on Baby Safety and Stopping Youth Exploitation in Battle

June 7, 2026
Latest News

Shariif Sheekh Axmed oo Ka Hadlay Weerarkii Lagu Qaaday Hoygiisa

June 7, 2026
Somalia govt, opposition forces conflict once more close to Mogadishu as political disaster deepens
Latest News

Somalia govt, opposition forces conflict once more close to Mogadishu as political disaster deepens

June 7, 2026
Suspect in custody following county extensive pursuit that led to crash on I-75
Latest News

Suspect in custody following county extensive pursuit that led to crash on I-75

June 7, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

February 9, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Suspect faces dozens of expenses in relation to I-75 chase, prior assault in opposition to lady
  • Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe – Puntland Submit
  • Protection Ministry’s Everlasting Secretary Chairs Key Assembly on Baby Safety and Stopping Youth Exploitation in Battle
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.