• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Monday, August 17, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

admin by admin
September 13, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
31
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Xarunta Howlgalinta Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed ee Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha guutooyinka Gorgor ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed, ayaa ka dhageystay warbixinno ku saabsan dagaalka lagu ciribtirayo Argagixisada.

Madaxweynaha oo ka hadlay muhiimadda dagaalka ciidanka xooga dalka iyo dadka Soomaaliyeed ay kula jiraan Khawaarijta uu u leeyahay jiritaanka dadka Soomaaliyeed ayaa hoosta ka xariiqay in uu yahay halgan gobonimo u dirir ah oo la mid ah dagaalkii lagu raadinayay xorriyadda shacabka Soomaaliyeed iyo Qarankooda loogana soo horjeeday gummeystaha shisheeye.

“Waxaad ku jirtaan dagaal waafaqsan mabaadii’da Shareecada Islaamka loogana helayo ajar Alle agtiisa. Wadankaan wadadii uu ku gaari lahaa sharafta iyo karaamada umadaha kale leeyihiin ayaad naftiina u hureysaan, dowlada iyo shacabka Somaaliyeedna waa idin garab taaganyahay.”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo saraakiisha ku bogaadiyay dal jacaylka, dhabar adeyga iyo kartida ay muujiyeen muddada uu dagaalku socdo ayaa kula dardaarmay in ay dadaalkooda meeshiisa kasii wadaan ayna laba jibbaaraan gulufka ka dhanka ah Khawaarijta  iyaga oo kaashanaya shacabka Soomaaliyeed.

PUNTLAND POST

READ ALSO

Wasaaradda Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka oo ka tacsiyeeysay geerida hooyo ku dhimatay Hargeysa

Burkina Faso, Mali iyo Niger oo mideynaya siyaasadaha macdanta, tamarta iyo shidaalka

Source_link

Tags: CiidamadaDhuusamareebGorgorkulakulmayMadaxweynePostPuntlandSaraakiishaSheekhXasan

Related Posts

Latest News

Wasaaradda Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka oo ka tacsiyeeysay geerida hooyo ku dhimatay Hargeysa

August 16, 2026
Latest News

Burkina Faso, Mali iyo Niger oo mideynaya siyaasadaha macdanta, tamarta iyo shidaalka

August 14, 2026
Somalia: Puntland seizes third federal base
Latest News

Somalia: Puntland seizes third federal base

August 9, 2026
Roger Craig reveals vascular dementia analysis throughout Corridor of Fame speech
Latest News

Roger Craig reveals vascular dementia analysis throughout Corridor of Fame speech

August 9, 2026
Two former Cincinnati Open girls’s singles finalists withdraw from event
Latest News

Two former Cincinnati Open girls’s singles finalists withdraw from event

August 8, 2026
Suldaan Cabdiqani Qorane iyo Xusuustiisa Colaaddii Qoriley – Puntland Submit
Latest News

Suldaan Cabdiqani Qorane iyo Xusuustiisa Colaaddii Qoriley – Puntland Submit

August 8, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

December 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Wasaaradda Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka oo ka tacsiyeeysay geerida hooyo ku dhimatay Hargeysa
  • Burkina Faso, Mali iyo Niger oo mideynaya siyaasadaha macdanta, tamarta iyo shidaalka
  • Somalia: Puntland seizes third federal base
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.