• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, April 18, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyay heshiisyo dowladdu la gashay Sacuudiga iyo Koonfur Afrika – Puntland Publish

admin by admin
September 14, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
3
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo uu guddoomiyey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa looga hadlay dagaalka argagixisada looga sifeynayo dalka, iyada oo lagu meel mariyey heshiisyo iyo is-afgarad ay Dowladda Soomaaliya la gashay dalalka Sacuudiga iyo Koonfur Afrika.

Kulanka golaha ayaa lagu soo bandhigay warbixinno la xiriira amniga dalka, canshuuraha, isku xirka warbaahinta ee arrimaha dagaalka ka dhanka ah Khawaariijta iyo warbixin la xiriirta xiriirka soo jireenka ee ka dhaxeeya dowladaha walaalaha ah ee Soomaaliya iyo Jabuuti.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku bogaadiyey shacabka Soomaaliyeed doorka muuqda ee ay ka qaadanayaan ciribtirka argagixisada gaar ahaan haweenka iyo dhallinyarada oo sameeyey abaabul xoog leh oo ay ku muujinayaan in hadda la gaaray xilligii la iska tuuri lahaa heeryada kooxahan, isagoo ugu baaqay ganacsatada inay qaataan doorkoodo codkoodana kor u qaadan.

PUNTLAND POST

READ ALSO

Monitoring showers and storms throughout Cincinnati earlier than temperature drop

Waan is difaacaynaa, haddii Federaalku isku dayo in uu doorasho ka qabto Gedo – Puntland Submit

Source_link

Tags: AfrikaansixiyaydowladdugashayheshiisyoiyoKoonfurPostPuntlandSacuudigaSoomaaliyaWasiirada

Related Posts

Monitoring showers and storms throughout Cincinnati earlier than temperature drop
Latest News

Monitoring showers and storms throughout Cincinnati earlier than temperature drop

April 18, 2026
Waan is difaacaynaa, haddii Federaalku isku dayo in uu doorasho ka qabto Gedo – Puntland Submit
Latest News

Waan is difaacaynaa, haddii Federaalku isku dayo in uu doorasho ka qabto Gedo – Puntland Submit

April 18, 2026
NIEC Expands Democratic Infrastructure with Voter Registration Launch in Hobyo – Somali Nationwide Information Company
Latest News

NIEC Expands Democratic Infrastructure with Voter Registration Launch in Hobyo – Somali Nationwide Information Company

April 18, 2026
Somalia Finance Minister Urges Income Reforms at World Financial institution Assembly
Latest News

Somalia Finance Minister Urges Income Reforms at World Financial institution Assembly

April 18, 2026
Somali senator labels Turkey ‘sources pirate’, says public won’t overlook ‘deception’
Latest News

Somali senator labels Turkey ‘sources pirate’, says public won’t overlook ‘deception’

April 17, 2026
Cincinnati golf membership began by Black ladies 50 years in the past celebrates sisterhood
Latest News

Cincinnati golf membership began by Black ladies 50 years in the past celebrates sisterhood

April 17, 2026

POPULAR NEWS

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

February 9, 2025
Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

December 2, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Monitoring showers and storms throughout Cincinnati earlier than temperature drop
  • Waan is difaacaynaa, haddii Federaalku isku dayo in uu doorasho ka qabto Gedo – Puntland Submit
  • NIEC Expands Democratic Infrastructure with Voter Registration Launch in Hobyo – Somali Nationwide Information Company
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.