• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Friday, July 17, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Mudanayaasha Xisbiga Jamhuuriga ah ee Maraykanka oo qabanaya fadhi ku saabsan xilka qaadista Joe Biden – Puntland Submit

admin by admin
September 21, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Mudanayaasha Xisbiga Jamhuuriga ee Aqalka Wakiilada ee Maraykanka ayaa lagu wadaa inay toddobaadka soo socda qabtaan fadhigii ugu horreeyey ee lagaga hadlayo, xil ka qaadista madaxweynaha Maraykanka Joe Biden.

Maadaama ay haystan aqlabiyad aad u yar, waa arrin aad u adag inay meel mariyaan xubnaha xisbiga Jamhuurigu, mooshinka ka dhanka ah madaxweyne Biden, kaas oo haddii ayba ansixiyaan ay maxkamadayntiisu ka dhacayso aqalka sare ee Senate-ka.

Guddida Kormeerka ee aqalka wakiillada ayaa la filayaa inay Khamiista dambe lafaguraan eedaha bathroom jeediyey Biden ee ku aaddan, inuu si khaldan u adeegsaday xilkiisa, xilligii uu ahaa madaxweyne ku xigeenka Maraykanka, isaga oo taageero u fidiyey ganacsiyada shisheeye ee wiilkiisa Hunter uu ku lug lahaa.

Xubnaha xisbiga Jamhuuriga ayaa sidoo kale ku eedeeyey Biden, inuu u adeegsaday xafiiskiisa inuu xidhiidhiyo dedaaladaas iyo inuu ka ilaaliyo wiilkiisa in baadhitaan lagu sameeyo.

Guddiyo kala duwan oo ay hoggaamiyaan xisbiga Jamhuuriga ayaa muddo bilo ah, waxay siyaabo kala duwan u baadheen eedahaas, hase ahaatee could celin caddaymo ku filan oo taageeraya sheegashooyinkooda.

PUNTLAND POST

READ ALSO

US strikes bridges and collapses a tower at a key port as its Iran marketing campaign expands

Gen. Jimcaale oo yimid Garoowe – Puntland Publish

Source_link

Tags: BidenfadhiJamhuurigaJoeMaraykankaMudanayaashaPostPuntlandqaadistaqabanayasaabsanxilkaxisbiga

Related Posts

US strikes bridges and collapses a tower at a key port as its Iran marketing campaign expands
Latest News

US strikes bridges and collapses a tower at a key port as its Iran marketing campaign expands

July 17, 2026
Gen. Jimcaale oo yimid Garoowe – Puntland Publish
Latest News

Gen. Jimcaale oo yimid Garoowe – Puntland Publish

July 17, 2026
Heavy combating erupts in Baidoa after forces loyal to Laftagaren assault Somali military positions
Latest News

Heavy combating erupts in Baidoa after forces loyal to Laftagaren assault Somali military positions

July 16, 2026
Ohio Problem Balloon Competition returns to Middletown
Latest News

Ohio Problem Balloon Competition returns to Middletown

July 16, 2026
3 useless, 2 hospitalized after ‘suspected carbon monoxide poisoning’ in Ohio
Latest News

3 useless, 2 hospitalized after ‘suspected carbon monoxide poisoning’ in Ohio

July 16, 2026
Nin ku eedeysan dilka taliye Guuleed oo la qabtay – Puntland Publish
Latest News

Nin ku eedeysan dilka taliye Guuleed oo la qabtay – Puntland Publish

July 16, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

December 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • US strikes bridges and collapses a tower at a key port as its Iran marketing campaign expands
  • Gen. Jimcaale oo yimid Garoowe – Puntland Publish
  • Heavy combating erupts in Baidoa after forces loyal to Laftagaren assault Somali military positions
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.