• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Monday, August 17, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Buug ku doodaya in Kismaayo ka mid ahayd Kenya – Puntland Put up

admin by admin
September 24, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Kismaayo (Faallo) — Inkastoo cahdiga Midowga Afrika ku salaysan yahay dhowrista xuduudaha jiray marka dal uu madaxbannaani qaatay, waxaa jirta halis ah in Soomaaliya u nugushagay in la kala qeybsado iyada oo aan lagu soo duulin. Waxa lavatory cuskanayo waa sida siyaasiyiinta Soomaaliyeed ugu guuldarraysteen inay dalkooda maamulaan. Madaxweyne Xasan Shekh Maxamud wuxuu dhowaan sheegay in Soomaaliya lagu xukumo Chapter 7 (qodob ku jira Cahdiga Qaramada Midoobay lana cuskado marka dal uu halis ku noqodo nabadda adduunka ama dal kale gardarro ku weeraro). Muu sheegin sabata Soomaaliya halis ugu tahay dunida.

Parker wuxuu ku doodayaa in Kismaayo ka mid ahayd Kenya

Buug dhowaan soo baxay ( One Fantastic Day: Britain’s Empire on the Brink) oo uu qoray taariikhyahan Biritish ah, Matthew Parker, ayaa ku doodaya in qeyb ka mid ah Kenya uu Birtishku siiyay Talyaaniga. Waa Jubbada Hoose, gaar ahaan Kismaayo. Xiriirka Biritishka iyo Soomaalida dhexmarary, ha ahaado mid heshiis beelo lala galay ku salaysan ama mid Biritihsku abuuray markuu dhul Soomaali deggan tahay qabsaday, wuxuu abuuray dhibaatooyin siyaasadeed oo ay Soomaalidu ilaa hadda la kufaakacayso, tusaale in dad Soomaaaliyeed (Somaliland) ay maanta ku doodayaan in heshiis Soomaali lagu gumeysanayo la saxiixdeen Biritishka sidaas darteedna ay xudduudo Talyaani iyo Biritayn Soomaali mar ka dhex samaysteen ay u dagaallamayaan.

Biritishku wuxuu dhul Soomaali ku nooshahay siiyay Xabashida isaga oo jabiyay Heshiiskii Ilaalinta Beelaha (Protectorate Agreements); wuxuu kale oo dhul Soomaali ku nooshahay siiyay Talyaaaniga, dhulkaas oo ay hadda siyaasiyiin Kenyan ah u arkaan dhul ka tirsanaaa Maxmiyaddii Biritishka ee Kenya, inkastoo Matthew Parker isticmaalay magaca Kenya oo uu u ekeysiinayo dal madaxbannaanaa markaas

Kismaayo marnaba kama tirsanayn Maxmiyaddii Biritishka ee Kenya

Dalalka deriska waxay burburka dowladdii dhexe iyo dagaalka dabadheeraaday ee Soomaaliya u arkaan wax ka badbaadinaya dareenkii Soomaali weyn oo ku salaysnaa doonista Soomaali dalal kala duwan lagu kala daray iyaga oo aan lala tashanin. Waxay aamminsan yihiin in tusaale, himiladii Xayle Salaase inuu Berbera la wareego soo noqon doonto maadaama Itoobiya tahay dal weyn oo dad tiro badan ay ku nool yihiin; in Soomaaalidu ku qanci doonaan inay hab maxmiyado ah kaga mid noqdaan dalalka deriska maadaama aysan nabad ku wada noolaan karin oo hadda ku hoos nool yihiin ciidammo nabad ilaalin ah ka socda dalal Afrikaan ah. Mabda’a dal la wada leeyahay oo qofku meeshuu doono kaga noolaan karo waxaa beddelay goofkan anigaa leh.

Isku af iyo isku diin waxay ahayd tilmaan Soomaali Eebbe ugu deeqay oo ay Soomaalidu ugu faani jirtay dalalka qowmiyadaha kala duduwan ay ku nool yihiin. Qowmiyadaha kala duduwan oo kala diinta ah ayaaba maanta nabad ku wada nool marka la barbardhigo Soomaalida. Ummada dadnimadeeda ilaashaan waysa waxaaa ku dhaca dadnimo-tiran (dehumanisation).

© Puntland Put up, 2023

READ ALSO

Wasaaradda Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka oo ka tacsiyeeysay geerida hooyo ku dhimatay Hargeysa

Burkina Faso, Mali iyo Niger oo mideynaya siyaasadaha macdanta, tamarta iyo shidaalka

Source_link

Tags: ahaydBuugdoodayaKenyaKismaayomidPostPuntland

Related Posts

Latest News

Wasaaradda Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka oo ka tacsiyeeysay geerida hooyo ku dhimatay Hargeysa

August 16, 2026
Latest News

Burkina Faso, Mali iyo Niger oo mideynaya siyaasadaha macdanta, tamarta iyo shidaalka

August 14, 2026
Somalia: Puntland seizes third federal base
Latest News

Somalia: Puntland seizes third federal base

August 9, 2026
Roger Craig reveals vascular dementia analysis throughout Corridor of Fame speech
Latest News

Roger Craig reveals vascular dementia analysis throughout Corridor of Fame speech

August 9, 2026
Two former Cincinnati Open girls’s singles finalists withdraw from event
Latest News

Two former Cincinnati Open girls’s singles finalists withdraw from event

August 8, 2026
Suldaan Cabdiqani Qorane iyo Xusuustiisa Colaaddii Qoriley – Puntland Submit
Latest News

Suldaan Cabdiqani Qorane iyo Xusuustiisa Colaaddii Qoriley – Puntland Submit

August 8, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

December 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Wasaaradda Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka oo ka tacsiyeeysay geerida hooyo ku dhimatay Hargeysa
  • Burkina Faso, Mali iyo Niger oo mideynaya siyaasadaha macdanta, tamarta iyo shidaalka
  • Somalia: Puntland seizes third federal base
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.