• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Tuesday, September 15, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Lloyd Austin oo Jabuuti ku kulmaya

admin by admin
September 24, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


JABUUTI (SMN) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galin dambe ee maanta kula kulmaya magaalada Jabuuti Xoghaya Gaashanadhigga ee dalka Maraykanka Lloyd Austin.

 

Kulanka madaxweynaha iyo xoghayaha gaashaandhigga ayaa imanaya iyadoo meel qaraar uu marayo dagaalka dawladda Soomnaaliya ee ka dhanka ah al-Shabaab.

Dawladda Soomaaliya ayaa taageero milatari, tababar iyo mid bani’aadminnimo intaba ka hesha dawladda Maraykanka. Milatariga Maraykanku waxay sidoo kale ka caawiyaan dawladda Soomaaliya duqaymaha ka dhanka ah al-Shabaab.

Jeneraal Austin ayaaa saacadihii hore ee saaka gaaray dalka Jabuuti, halkaasi oo uu sheegay inuu kula kulmayo madaxda waddankaasi iyo saraakiisha gaashaandhigga.

Dhinaca kalena, qandaraasle la shaqeeya Maraykanka iyo mid ka mid ah ciidamada Kenya ayaa lagu dhaawacay rasaas ay al-Shabaab ku rideen saldhigga ciidamada Kenya ee Kulbiyow oo gobolka Jubada Hoose ee Soomaaliya, sidaasi waxaa VOA u xaqiijiyey sarkal sare oo ka tirsan gaashaandhigga Maraykanka.

Ururka al-Shabaab ayaa farriin lasoo dhigay barta Telegram ku sheegtay inay weerarkaas ku dhaawaceen afar ka tirsan ciidamada Maraykanka iyo sagaal ka tirsan ciidamada Kenya.

Sarkaalka u hadlay gaashaandhigga Maraykanka ayaa sheegay inaan weerarkaas lagu dhaawicin ciidamo ka tirsan kuwa Marayanka, isla markaana qandaraaslaha la dhaawacay aanu u baahanin in gargaar caafimaad darteed looga qaado saldhiggaas.

Sidoo kale sarkaalka dhinaca gaashaandhigga ee Maraykan ah ayaa sheegay in ciidamada milatariga Maraykanka ee AFRICOM aysan wax duqayn ah ka gaysan Soomaaliya maalintii Jimacaha ee September 22-keeda. Hadalkan ayaa ka dambeeyey markii ururka al-Shabaab ay ku eedeeyeen AFRICOM inay ka dambeeyeen duqayn la sheegay inay ka dhacay degaan u dhow Buurdhuxunle oo ka tirsan gobolka Gedo.

Duqayntaas ayaa dawladda federaakka Soomaaliya sheegtay in lagu dilay taliye lagu magacaabo Isaaq Cabdullaahi iyo 7 ilaaladiisa ah. Hase yeeshee ururka Al-Shabab ayaa iyaguna dhinacooda sheegtay in duqyantaais ay ku dhinteen 8 qof oo isku qoys ah oo ay ku jiraan carruur, taasi oo aan weli si madaxbannana bathroom xaqiijin.

 

Associated



Source_link

READ ALSO

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta

Tags: AustiniyoJabuutikulmayaLloydMadaxweyneSheekhXasan

Related Posts

Latest News

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

September 14, 2026
Latest News

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta

September 8, 2026
Latest News

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania

August 27, 2026
Latest News

Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay

August 23, 2026
Latest News

Maxaa looga hadlay Shirka Gollaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya?

August 21, 2026
Latest News

Midowga Culimada Soomaaliyeed oo Dowladda Ugu Baaqay Joojinta Duminta Guryaha iyo Dhulalka

August 20, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

December 2, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda
  • Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta
  • Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.