• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Wednesday, September 9, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Dhinacyada mucaaradka hubaysan ee Puntland oo u midoobaya madaxweyne Deni – Puntland Submit

admin by admin
September 27, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Jilib-culusta siyaasiyiinta mucaaradka ah ee Puntland ayaa isu diyaarinaya, in ay bisha October shir weyne ku yeeshaan magaalada Garoowe.

Siyaasiyiinta ugu miisaanka culus Puntland, oo ay ku jiraan ra’iisul wasaarayaal hore iyo sidoo kale madaxweynayaashii hore ee Puntland ayaa la filayaa in ay Garoowe soo galaan ka hor 10 bisha October.

Xogo lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijinaya in shirka lagu midaynayo dhinacyada kala duwan ee mucaaradka hubaysan, si looga hortago in uu mudda kororsi samaysto Siciid Deni.

Inta badan siyaasiyiinta mucaaradka ah ee Puntland ayaa ku eedaynaya madaxweyne Deni in uu barnaamijka qof iyo cod ku dhex qarinayo damac mudda kororsi, inkastoo isagu hore u sheegay in doorashada wakhtigeeda lagu qabanayo.

Waxaase sii xoogaysanaya abaabul ay wadaan xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka Puntland oo doonaya in dowladda lavatory sameeyo mudda kordhin laba sano ah, si lavatory dhammaystiro barnaamijka qof iyo cod.

Puntland ayaa xilligan wajahaysa hubanti la’aan iyo khilaaf siyaasadeed oo gudaha ka aloosan, kaas oo salka ku haya is-faham-waa la xiriira nooca lavatory geli doono doorashada 2024.

PUNTLAND POST

READ ALSO

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania





Source_link

Tags: DeniDhinacyadahubaysanMadaxweynemidoobayamucaaradkaPostPuntland

Related Posts

Latest News

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta

September 8, 2026
Latest News

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania

August 27, 2026
Latest News

Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay

August 23, 2026
Latest News

Maxaa looga hadlay Shirka Gollaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya?

August 21, 2026
Latest News

Midowga Culimada Soomaaliyeed oo Dowladda Ugu Baaqay Joojinta Duminta Guryaha iyo Dhulalka

August 20, 2026
Latest News

Wasiirka Gaashaandhigga oo kormeeray ciidanka Danab ee Gaalkacyo

August 18, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

December 2, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta
  • Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania
  • Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.