• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Tuesday, April 21, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Ra’iisul wasaare Xamse oo qaabilay Safiirka Imaaraadka Carabta u qaabilsan Soomaaliya – Puntland Submit

admin by admin
October 2, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
4
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Danjiraha Dowladda Isku-tagga Imaaraadka Carabta ee  Soomaaliya, Axmed Juma Al Rumaithi.

Qoraal ka soo baxay Xafiiska Ra’iisul wasaare Xamse ayaa lagu sheegay in labada mas’uul ka wada-hadleen xiriirka iskaashi ee ka dhexeeya labada dal iyo sidii bathroom sii joogteyn lahaa.

Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa Dowladda Imaaraadka uga mahadceliyey taageerada dhinacyada badan ee ay u fidiso Soomaaliya, gaar ahaan dhanka amniga, horumarinta dhaqaalaha iyo arrimaha bini’aadamnimada.

Danjire Al Rumaithi ayaa mahadcelin ka dib, wuxuu Xukuumadda ku bogaadiyey horumarrada ay ka sameysay dhinacyada sugidda amniga iyo dowlad wanaagga, wuxuuna adkeeyey sida ay Imaaraadka uga go’an tahay sii joogteynta taageerada uu siiyo Soomaliya. 

Danjire Al Rumaithi ayaa ugu dambeyntii Ra’iisul Wasaare Xamsa soo gaarsiiyey casuumaadda shirka isbeddelka cimilada ee COP 28 oo ka dhacaya dalka Imaaraadka bisha  DECEMBER 2023.

PUNTLAND POST

READ ALSO

Cincinnati Reds, St. Elizabeth to dedicate latest baseball area at South Ripley

Do you qualify for a tariff refund?

Source_link

Tags: CarabtaImaaraadkaPostPuntlandqaabilayqaabilsanRaiisulsafiirkaSoomaaliyawasaareXamse

Related Posts

Cincinnati Reds, St. Elizabeth to dedicate latest baseball area at South Ripley
Latest News

Cincinnati Reds, St. Elizabeth to dedicate latest baseball area at South Ripley

April 21, 2026
Do you qualify for a tariff refund?
Latest News

Do you qualify for a tariff refund?

April 21, 2026
Weerar ka dhacay Calmiskaad – Puntland Publish
Latest News

Weerar ka dhacay Calmiskaad – Puntland Publish

April 21, 2026
Somalia indicators Satellite tv for pc Imagery Cooperation MoU with China on the NewSpace Africa 2026 – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somalia indicators Satellite tv for pc Imagery Cooperation MoU with China on the NewSpace Africa 2026 – Somali Nationwide Information Company

April 21, 2026
Mucaaradka iyo Odayaasha Hawiye oo Muqdisho Ku Kulmay, Xiisadaha Doorashada oo Laga hadlay
Latest News

Mucaaradka iyo Odayaasha Hawiye oo Muqdisho Ku Kulmay, Xiisadaha Doorashada oo Laga hadlay

April 21, 2026
Somalia opposition, clan elders weigh ‘nationwide salvation’ plan as presidential time period nears finish
Latest News

Somalia opposition, clan elders weigh ‘nationwide salvation’ plan as presidential time period nears finish

April 20, 2026

POPULAR NEWS

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

February 9, 2025
Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

December 2, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Cincinnati Reds, St. Elizabeth to dedicate latest baseball area at South Ripley
  • Do you qualify for a tariff refund?
  • Weerar ka dhacay Calmiskaad – Puntland Publish
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.