• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Wednesday, August 12, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Ciidamo Macawiisley ah oo howlgallo culus ka bilaabay duleedka Afgooye

admin by admin
October 4, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
3
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

AFGOOYE (SMN) – Ciidamo ka tirsan kuwa deegaanka ayaa lagu soo warramayaa inay maanta ka dhaqaaqeen magaalada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose, ayaga oo howlgallo ka bilaabay duleedka degmadaasi.

Wararka ayaa sheegaya in ciidamadu ay gaareen deegaano horleh oo hoostaga magaalada Afgooye, halkaas oo ay horay ugu sugnaayeen xubnaha Al-Shabaab.

Howlgalladan ayaa waxaa qayb ka ah, xildhibaano iyo siyaasiin kasoo jeeda deegaanadaasi, kuwaas oo dhiiragelinaya ciidamada deegaanka ee howlgallada ka wada Shabeelaha Hoose.

Xildhibaan hore Nuurta Samow oo kamid ah mas’uuliyiinta abaabulka ka wada duleedka Afgooye ayaa Idaacadda Shabelle uga warrantay ujeedka howlgallada ay ka wadaan halkaasi, waxaana ay sheegtay inay doonayaan inay Al-Shabaab ka xoreeyaan dhulkaasi.

Shabeelaha Hoose ayaa kamid ah meelaha ay ku xoogan yihiin dagaalyahanada Shabaab, waxaana inta badan ka dhaca dagaallo  gaysta khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh.

Associated

Source_link

READ ALSO

Somalia: Puntland seizes third federal base

Roger Craig reveals vascular dementia analysis throughout Corridor of Fame speech

Tags: AfgooyebilaabayCiidamoculusduleedkahowlgalloMacawiisley

Related Posts

Somalia: Puntland seizes third federal base
Latest News

Somalia: Puntland seizes third federal base

August 9, 2026
Roger Craig reveals vascular dementia analysis throughout Corridor of Fame speech
Latest News

Roger Craig reveals vascular dementia analysis throughout Corridor of Fame speech

August 9, 2026
Two former Cincinnati Open girls’s singles finalists withdraw from event
Latest News

Two former Cincinnati Open girls’s singles finalists withdraw from event

August 8, 2026
Suldaan Cabdiqani Qorane iyo Xusuustiisa Colaaddii Qoriley – Puntland Submit
Latest News

Suldaan Cabdiqani Qorane iyo Xusuustiisa Colaaddii Qoriley – Puntland Submit

August 8, 2026
Somali Embassy in Kenya hosts Kenyan navy academy chief
Latest News

Somali Embassy in Kenya hosts Kenyan navy academy chief

August 8, 2026
Tri-state vote on knowledge middle ban relies on Ohio Supreme Courtroom resolution
Latest News

Tri-state vote on knowledge middle ban relies on Ohio Supreme Courtroom resolution

August 8, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

December 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Somalia: Puntland seizes third federal base
  • Roger Craig reveals vascular dementia analysis throughout Corridor of Fame speech
  • Two former Cincinnati Open girls’s singles finalists withdraw from event
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.