• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, September 5, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Cabsi xoogan oo ka jirta gudaha xerada Xalane iyo Wararkii ugu dambeeyay

admin by admin
October 7, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


MUQDISHO (SMN) – Wararka naga soo gaaraya xerada Xalane ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in haatan ay ka taagan tahay xaalad kacsanaan ah oo u aadan dhanka amniga, waxaana deggan xeradan ciidanka ATMIS, safaarado iyo hay’ado calami ah.

 

Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa inoo sheegay in cabsi weyn oo dhinaca amniga ah ay ka taagan tahay gudaha xerada Xalane, taas oo ka dhalatay digniino soo baxay oo la xiriira inay ka dhici karaan falal ammaan darri iyo weeraro qorsheysan.

Sidoo kale wararka ayaa intaasi kusii daraya in shaqaalaha ka shaqeeya xerada, gaar ahaan kuwa QM iyo hay’adaha caalamiga ah lagu amray in ay guryahooda ku shaqeeyaan oo aysan imaan xafiisyada, sababo la xiriira xaaladda soo korortay ee ka taagan aagga garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.

Maalmo kahor, xerada Xalane ayaa la joojiyey dhammaan dhaq-dhaqaaqeeda, sababo xagga amniga ah, iyadoo shaqaalaha UN-ka lagu amray in aysan soo shaqo tagin, markale ayaa haddane isla shaqaalaha digniinta lagu soo celiyay.

Ma cadda sababaha ramiga ah marka laga tego digniinta soo baxday ee lagu sheegay inay jirto cabsi dhanka ammaanka ah, walow aan faahfaahin dheeraad ah laga sii bixin.

Xalane waa xero si weyn amnigeeda lavatory ilaaliyo oo talis guud ah ciidamada howlgalka ATMIS ee ka socda Ururka Midowga Afrika, waxaana sidoo kale ku yaalla garoonka Aadan Cadde, safaarado, xarumo ay leedahay Qaramada Midoobay iyo kuwa ay dagan yihiin hay’ado caalami ah oo howlo kala duwan ka qabta gudaha Soomaaliya.

Si kastaba, dhowr jeer oo hore waxaa xarunta Xalane weeraro ku qaaday Al-Shabaab oo madaafiic la beegsatay gudaha iyo bannaanka xeradan, kuwaas oo dhaliyay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac.

Associated



Source_link

READ ALSO

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania

Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay

Tags: CabsidambeeyaygudahaiyojirtauguWararkiiXalanexeradaxoogan

Related Posts

Latest News

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania

August 27, 2026
Latest News

Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay

August 23, 2026
Latest News

Maxaa looga hadlay Shirka Gollaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya?

August 21, 2026
Latest News

Midowga Culimada Soomaaliyeed oo Dowladda Ugu Baaqay Joojinta Duminta Guryaha iyo Dhulalka

August 20, 2026
Latest News

Wasiirka Gaashaandhigga oo kormeeray ciidanka Danab ee Gaalkacyo

August 18, 2026
Latest News

Wasaaradda Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka oo ka tacsiyeeysay geerida hooyo ku dhimatay Hargeysa

August 16, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

December 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania
  • Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay
  • Maxaa looga hadlay Shirka Gollaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya?
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.