• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Sunday, July 12, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo oo booqday Xarunta Hay’adda Masiibooyinka Qaranka – Puntland Publish

admin by admin
October 8, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo  Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali  ayaa maanta booqasho ku tagay xarunta dhexe ee hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA.

Waxaa hoggaamiyaha booqashada ku weheliyay, xubno ka tirsan Golaha Fulinta Maamulka SSC-Khaatumo iyo Ergeyga Gargaarka Bini’aadantinimo ee Maamulka SSC-Khaatumo Dr. Cali Xaaji Cige.

Gudoomiyaha Hay’adda SoDMA, Mudane Mahamuud Macallin Cabdulle oo uu weheliyo Guddoomiye ku xigeenka hay’adda Dr. Axmed Cabdi ayaa Hoggaamiyaha ku soo dhaweeyay xarunta dhexe ee hay’adda.

Hoggaamiyaha iyo weftigiisa ayaa Guddoonka hay’adda uga warbixiyay xaaladda nololeed iyo baahiyaha culus ee ka jira dhinacyada kala duwan ee nolasha deegaannada SSC-Khaatumo, kuwaas oo ay saameyn lixaad leh ku yeesheen dagaaladdii Maamulka Soomalilaan ka waday magaalada Caasimadda ah ee Laascaanood muddada 9-ka bilood ahayd.

Hoggaamiye Cabdiqaadir ayaa Hay’adda SoDMA ugu mahadceliyay gargaarka ay soo gaadhsiiyeen deegannada maamulka SSC-Khaatumo, gaar ahaan dadkii dagaaladu barakiciyeen ee G/sool, iyo dhaawacyadii ay Hay’addu ka soo qaadday Caasimadda Muqdisho.

Ugu danbayn, Hoggaamiyaha ayaa Hay’adda SoDMA ka codsaday in ay sii wadaan gargaarka bini’aadantinimo oo wali baahi aad u weyn ay u qabaan dadka ku nool deegannada maamulka SSC-Khaatumo.

Kulanka waxaa kaloo qayb ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Teknoolajiyadda XFS, Mudane Jaamac Xasan Khaliif, isagoona ka mahadceliyay shaqooyinka ay hay’addu ka qabatay deegannadaas, kulana dardaarmay in ay SoDMA sii laba jibbaaraan dedaalada ay wadaan sidii dadka deegannadaasi ay u heli lahaayeen gargaarka ay u baahanyihiin.

PUNTLAND POST

READ ALSO

Ganacsiga Boosaaso oo xiran maalintii labaad – Puntland Submit

When Money Failed, Connection Turned Foreign money

Source_link

Tags: booqdayHayaddaHoggaamiyahamaamulkaMasiibooyinkaPostPuntlandQarankaSSCKhaatumoooXarunta

Related Posts

Ganacsiga Boosaaso oo xiran maalintii labaad – Puntland Submit
Latest News

Ganacsiga Boosaaso oo xiran maalintii labaad – Puntland Submit

July 12, 2026
When Money Failed, Connection Turned Foreign money
Latest News

When Money Failed, Connection Turned Foreign money

July 12, 2026
Somalia detains troopers after viral US flag desecration video
Latest News

Somalia detains troopers after viral US flag desecration video

July 11, 2026
Linda Noskova recovers after blown match factors to win Wimbledon
Latest News

Linda Noskova recovers after blown match factors to win Wimbledon

July 11, 2026
Why a museum simply lined its ground in 800 kilos of peanut butter
Latest News

Why a museum simply lined its ground in 800 kilos of peanut butter

July 11, 2026
Goobaha ganacsiga Boosaaso oo albaabada la isugu laabay – Puntland Put up
Latest News

Goobaha ganacsiga Boosaaso oo albaabada la isugu laabay – Puntland Put up

July 11, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

December 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Ganacsiga Boosaaso oo xiran maalintii labaad – Puntland Submit
  • When Money Failed, Connection Turned Foreign money
  • Somalia detains troopers after viral US flag desecration video
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.