• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Monday, June 8, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo oo la kulmay Wasiirka Arrimaha gudaha Soomaaliya – Puntland Publish

admin by admin
October 9, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa kulan la qaatay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka, iyo Dib U Heshisiinta XJFS Mudane Axmed Macallin Fiqi.

Kulanka ayaa waxaa Hoggaamiyaha ku weheliyey Xoghayaha Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib U Heshiisiinta Mudane Cabdi-Sahal Jaamac Maxamed, iyo  Waxaa sidoo kale qayb ka ahaa kulanka Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Teknoolajiyadda XJFS Mudane Jaamac Xasan Khaliif.

Kulanka ayaa lagaga wada hadlay saamayntii dagaaladu ku reebeen deegaannada SSC-Khaatumo, sidoo kale waxaa kulanka diirrada lagu saaray arrimaha hortebinta u leh Maamulka SSC-Khaatumo gaar ahaan arrimaha gudaha oo ay ugu horeyso maamul daadejinta, Dib U Heshiisiinta, iyo guud ahaan iskaashiga Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Maamulka SSC-Khaatumo.

Wasiir Axmed Fiqi ayaa xusay in ay Wasaaraddiisu diyaar u tahay in ay si weyn gacan uga geysato arrimaha Dib U Heshiisiinta, maamul daadejinta iyo arrimaha kale ee hoos yimmaada awoodda Wasaaradda.

Ugu danbayn, Hoggaamiye Cabdiqaadir ayaa Xukuumadda JFS iyo Wasiir Fiqi uga mahadceliyey soo dhawayntii qiimaha badnayd ee ay ku maamuuseen weftigiisa.

READ ALSO

Safety Minister meets Chinese language Ambassador, discusses advancing shared priorities – Somali Nationwide Information Company

Somali Particular Forces Raid Al-Shabaab Positions in Bay Area

Source_link

Tags: ArrimahagudahaHoggaamiyahakulmaymaamulkaPostPuntlandSoomaaliyaSSCKhaatumoWasiirka

Related Posts

Safety Minister meets Chinese language Ambassador, discusses advancing shared priorities – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Safety Minister meets Chinese language Ambassador, discusses advancing shared priorities – Somali Nationwide Information Company

June 8, 2026
Somali Particular Forces Raid Al-Shabaab Positions in Bay Area
Latest News

Somali Particular Forces Raid Al-Shabaab Positions in Bay Area

June 8, 2026
Somalia’s Hassan Sheikh accepts Farmajo attraction for last talks on election impasse
Latest News

Somalia’s Hassan Sheikh accepts Farmajo attraction for last talks on election impasse

June 8, 2026
Kings Excessive College softball group earns the Division II state championship
Latest News

Kings Excessive College softball group earns the Division II state championship

June 8, 2026
Suspect faces dozens of expenses in relation to I-75 chase, prior assault in opposition to lady
Latest News

Suspect faces dozens of expenses in relation to I-75 chase, prior assault in opposition to lady

June 8, 2026
Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe – Puntland Submit
Latest News

Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe – Puntland Submit

June 8, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

February 9, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Safety Minister meets Chinese language Ambassador, discusses advancing shared priorities – Somali Nationwide Information Company
  • Somali Particular Forces Raid Al-Shabaab Positions in Bay Area
  • Somalia’s Hassan Sheikh accepts Farmajo attraction for last talks on election impasse
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.