• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, September 12, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Struggle-murtiyeed ka soo baxay Shirkii Mucaaradka Puntland oo Garoowe ku soo xirmay – Puntland Submit

admin by admin
October 11, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Shirweynihii Mucaaradka Puntland oo mudda laba maalmood ah socday ayaa maanta ku soo xirmay magaalada Garoowe.

Shirka waxaa looga arrinsaday maaraynta Marxaladda hubanti la’aanta ah ee ka taagan siyaasadda Puntland gaar ahaanna arrimaha doorashada 2024 waxaana geba-gabadii laga soo saaray Struggle-murtiyeed qodobaysan.

“Wuxuu shirku go’aamiyey in aanay Puntland muddo kororsi ka dhici karin, taas oo aan ognahay wixii laga soo maray. Maadaama mudada xil haynta ee Baarlamaanka iyo Xukuumadda ay ka harsan tahay muddo kooban, waxaa shirku isku raacay in doorashada keli ah la qaban karaa ay tahay 66dii xildhibaan ee beeluhu soo xulan jireen” ayaa lagu yiri Struggle-murtiyeedka.

“Shirku wuxuu Isimadda Puntland ugu baaqayaa inay doorkoodii shariifka ahaa qaataan soona xulaan xubnihii Baarlaamaanka sida ugu dhakhsaha badan. Shirku wuxuu soo jeediyey haddii Dowladdu qaadan weydo doorkii fududeynta doorashada in uusan dalku firaaq Dastuuri ah geli doonin”.

“Shirku wuxuu bogaadinayaa halgankii iyo guushii bulshada SSC-khaatumo, wuxuuna soo jeedinayaa in la tixgeliyo rabitaanka bulshada SSC-khaatumo, waxaana bulshada kale ee Puntland ku boorineynaa inay laba-laaban taageeradii naf iyo maalba lahayd ee ay la garabtaanaayeen walaalohood” ayuu sii raaciyay Struggle-murtiyeedka.

Halkaan ka akhriso Struggle-murtiyeedka

PUNTLAND POST

READ ALSO

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania





Source_link

Tags: baxayGaroowemucaaradkaPostPuntlandShirkiisooWarmurtiyeedxirmay

Related Posts

Latest News

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta

September 8, 2026
Latest News

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania

August 27, 2026
Latest News

Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay

August 23, 2026
Latest News

Maxaa looga hadlay Shirka Gollaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya?

August 21, 2026
Latest News

Midowga Culimada Soomaaliyeed oo Dowladda Ugu Baaqay Joojinta Duminta Guryaha iyo Dhulalka

August 20, 2026
Latest News

Wasiirka Gaashaandhigga oo kormeeray ciidanka Danab ee Gaalkacyo

August 18, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

December 2, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta
  • Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania
  • Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.