• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, September 12, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka oo gudaha u galay degmada Ruun-nirgood

admin by admin
October 13, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


 

Saraakiil ka tirsan milatariha Soomaaliya oo u warramay Warbaahinta Shabelle ayaa shaaca ka qaaday in wax dagaal uusan ka dhicin magaalada, isla-markaana ay gudaha galeen degmadaas oo noqoneyso degmadii ugu dambeysay ee laga saaro Shabaab.

Sidoo kale ciidamada isbaheysanaya ee Xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka ayaa sidoo kale isku fidiyay deegaanada hoostaga isla degmadaasi, si ay uga hortgaan rogaal celin ay soo sameeyaan xubnaha Al-Shabaab.

Ciidamada ayaa sidoo kale weli howlgallo amni xaqiijin ah ka wada halkaasi, sida uu shaaciyay guddoomiyaha maamulka degmada Ruun-nirgood ee gobolka Shabeelaha Dhexe.

Xaaladda ayaa haatan mid kacsan, waxaana lagu soo warramayaa in dhaq-dhaqaaqyo iska soo horjeedo laga dareemaya aagga degmada Ruun-nirgood ee gobolka Shabeelaha Dhexe.

Qabashadan Ruun-nirgood ayaa timid, kadib markii ay howlgal culus qaadeen ciidamada dowladda iyo kuwa Macawiisleyda oo maalmahaan dhaq-dhaqaaqyo ka waday halkaasi.

Shabeelaha Dhexe ayaa kamid ah meelaha lagu jabiyay Al-Shabaab, kadib markii lagu bilaabay wajiga koowaad ee dagaalka ay hormuudka u tahay dowladda dhexe, kaas oo dhul ballaaran looga qasabaday kooxda.



Source_link

READ ALSO

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania

Related Posts

Latest News

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta

September 8, 2026
Latest News

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania

August 27, 2026
Latest News

Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay

August 23, 2026
Latest News

Maxaa looga hadlay Shirka Gollaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya?

August 21, 2026
Latest News

Midowga Culimada Soomaaliyeed oo Dowladda Ugu Baaqay Joojinta Duminta Guryaha iyo Dhulalka

August 20, 2026
Latest News

Wasiirka Gaashaandhigga oo kormeeray ciidanka Danab ee Gaalkacyo

August 18, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

December 2, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta
  • Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania
  • Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.