• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Friday, August 7, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Madaxweynaha Soomaaliya oo qaabilay Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo – Puntland Publish

admin by admin
October 13, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamse Cabdi Barre, iyo Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Aqalka Sare mudane Cabdillaahi Cali Xirsi ayaa ku qaabilay Madaxtooyada Qaranka Hoggaamiyaha Maamulka SSC Khaatumo Mudane Cabdiqaadir Aw-cali.

Hoggaamiyaha ayaa warbixin ku saabsan xaaladda guud ee deegaannada SSC Khaatuma ka Siiyay Madaxweynaha JFS, Isagoo la wadaagay Madaxda heer Federaal  hiigsiga, aragtida iyo qorshaha dadka deegaannadaas iyo caqabadaha nololeed ee ka dhashay dagaalkii ay Soomalilaan ku soo qaadday SSC-Khaatumo.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tilmaamay in bulshada ku dhaqan deegaannada Maamulka SSC-Khaatumo maanta looga baahan yahay in ay xoogga saaraan sidii bathroom ilaalin lahaa nabadda, wada-noolaanshaha bulsho iyo xasilloonida deegaannaadaas.

Ugu danbayn, Hoggaamiyaha ayaa uga mahadceliyay Madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaraha casuumaddii Qiimaha Badnayd iyo Soo dhawayntii diirranayd ee Caasimadda loogu sameeyay, sidoo kalana bogaadiyay sida DFS ay diyaarka ugu tahay garab istaagga dadka reer SSC-Khaatumo.

READ ALSO

Houthi assault wounds 11 civilians in southern Saudi Arabia as Riyadh warns of wider regional risk

ACLU assured it might defeat Trump’s newest birthright citizenship orders

Source_link

Tags: HoggaamiyahamaamulkaMadaxweynahaPostPuntlandqaabilaySoomaaliyaSSCKhaatumo

Related Posts

Houthi assault wounds 11 civilians in southern Saudi Arabia as Riyadh warns of wider regional risk
Latest News

Houthi assault wounds 11 civilians in southern Saudi Arabia as Riyadh warns of wider regional risk

August 7, 2026
ACLU assured it might defeat Trump’s newest birthright citizenship orders
Latest News

ACLU assured it might defeat Trump’s newest birthright citizenship orders

August 7, 2026
Thailand faculty capturing: At the very least 7 lifeless at highschool and residential
Latest News

Thailand faculty capturing: At the very least 7 lifeless at highschool and residential

August 7, 2026
Puntland oo la wareegtay xeradii PSF ee Boosaaso – Puntland Submit
Latest News

Puntland oo la wareegtay xeradii PSF ee Boosaaso – Puntland Submit

August 7, 2026
Somali Cupboard Approves Third-Technology E-Passport Plan, Critiques Safety and Financial Developments
Latest News

Somali Cupboard Approves Third-Technology E-Passport Plan, Critiques Safety and Financial Developments

August 7, 2026
Police establish human skeletal stays present in West Worth Hill
Latest News

Police establish human skeletal stays present in West Worth Hill

August 7, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

December 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Houthi assault wounds 11 civilians in southern Saudi Arabia as Riyadh warns of wider regional risk
  • ACLU assured it might defeat Trump’s newest birthright citizenship orders
  • Thailand faculty capturing: At the very least 7 lifeless at highschool and residential
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.