• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Monday, June 8, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Maxkamad ku taalla Kismaayo oo xukuntay nin dilay hooyadiis

admin by admin
October 16, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

KISMAAYO (SMN) – Maxkamadda Magaalada Kismaayo ayaa saaka shaacisay xukun dil ah oo ay ku ridday 29 bishii 8-aad ee sannadkaan  Xasan Cabdullaahi Cabdi oo 11-kii bishii 6-aad Magaaladaas ku dilay hooyadiis Xaliimo Maxamed Cumar.

Dacwadda ninkan oo muddo soo socotay ayaa maxakamadda waxa ay ka yeelatay fadhiyo kala duwan, waxayna ugu dambeyn ku xukuntay dil toogasho ah.

“Maxkamaddu waxa ay ku xukuntay dabmiibe, Xasan Cabdullaahi Cabdi 37 sano jir ah, ina Xaliimo Maxamed Cumar ku dhashay Baardheere, deggan Kismaayo oo wakiilu dacwo u yahay Maxamed Daahir Ibraahim dil toogasho ah oo ah qisaasta marxuumad Xailiimo Maxamed Cumar 61 jir ah ina Baar Cismaan Cabdi” ayaa lagu yiri go’aanka maxkamadda.

Sidoo kale waxa maxkamaddu intaasi kusii dartay in xukunkan dilka ah la fulinayo maalmaha soo socda.

Kiiskan ayaa argagax ku abuuray reer Kismaayo iyo guud ahaan dadka Soomaaliyeed, waxaana aad loogu faaqiday baraha bulshada, ayadoo haatan lasoo dhaweeyay xukunka.

Source_link

READ ALSO

Safety Minister meets Chinese language Ambassador, discusses advancing shared priorities – Somali Nationwide Information Company

Somali Particular Forces Raid Al-Shabaab Positions in Bay Area

Related Posts

Safety Minister meets Chinese language Ambassador, discusses advancing shared priorities – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Safety Minister meets Chinese language Ambassador, discusses advancing shared priorities – Somali Nationwide Information Company

June 8, 2026
Somali Particular Forces Raid Al-Shabaab Positions in Bay Area
Latest News

Somali Particular Forces Raid Al-Shabaab Positions in Bay Area

June 8, 2026
Somalia’s Hassan Sheikh accepts Farmajo attraction for last talks on election impasse
Latest News

Somalia’s Hassan Sheikh accepts Farmajo attraction for last talks on election impasse

June 8, 2026
Kings Excessive College softball group earns the Division II state championship
Latest News

Kings Excessive College softball group earns the Division II state championship

June 8, 2026
Suspect faces dozens of expenses in relation to I-75 chase, prior assault in opposition to lady
Latest News

Suspect faces dozens of expenses in relation to I-75 chase, prior assault in opposition to lady

June 8, 2026
Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe – Puntland Submit
Latest News

Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe – Puntland Submit

June 8, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

February 9, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Safety Minister meets Chinese language Ambassador, discusses advancing shared priorities – Somali Nationwide Information Company
  • Somali Particular Forces Raid Al-Shabaab Positions in Bay Area
  • Somalia’s Hassan Sheikh accepts Farmajo attraction for last talks on election impasse
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.